Browsing: Federaalka
Waxaa goor dhoweyd ku guuleystay jagada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Cali Gacal Cabdi oo ahaa musharax u tartamayay jagadan, waxaana…
Waxaa si toos ah uga socota xarunta Hoolka madaxtooyada magaalada Cadaado doorashada guddoonka Baarlamaanka Galmudug, waxaana wareega koowaad ku loolamaya…
Waxaa maanta magaalada Cadaado ka dhacaya doorashada guddoonka Baarlamaanka maamulka cusub ee gobolada dhexe “GALMUDUG” iyadoo ay xilka guddoomiyaha u…
Golaha Wasiirada maamul Goboleedka Puntland ayaa shirkoodii maanta ka soo saaray war saxaafadeed intiisa badan ku saabsan shirka maamul u…
Odayaal iyo siyaasiyiin kasoo jeeda beelaha Mudug, Galgaduud iyo Hiiraan ayaa bilaabay inay tagaan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud,…
Kooxda Ahlu sunna ee heysata degaano ka tirsan gobolada Galgaduud iyo Hiiran ayaa maanta uga dhawaaqay shir ay ku yeesheen…
Iyadoo ololaha musharixiinta jagooyinka guddoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha maamulka cusub ee GALMUDUG sii xoogeysanayo ayaa saadaal hordhac ah laga bixinayaa…
Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa socdaal kale ugu anbabaxay dalalka Kenya iyo Itoobiya isagoo…
Kooxda Ahlu Sunna ee Gobolada dhexe oo dhowaan qabsatay magaalada Dhuusamareeb ayaa ku dhawaaqday inay furayaan shir maamul loogu sameynayo gobolada…
Xildhibaanada cusub ee maamulka Gobolada dhexe oo hadda la baxay GALMUDUG ayaa maanta dhariyey intooda badan, kadib xaflad ka dhacday hoolka…
Maamul KMG ah ee Juba ayaa soo saaray qoraal yaab leh isagoo Puntland kula saftay go’aankii ay ka qaadatay maamulka…
Wafdi uu hogaaminayay guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa gaaray magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud iyagoo ka…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka dhameystirka maamulka shirka Cadaado iyo dooroshooyinka dowlad Goboleedka cusub ee Galmudug.…
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali (Sharma’arke) ayaa Muqdisho ku soo laabtay galabnimadiid maanta kadib markii uu socdaal…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal dheer ugu maqnaa dalka…
Waxaa soo baxay liiskii ugu horeeyay ee xildhibaanada Maamulka cusub ee Galmudug, iyadoo lasoo magacaabay xildhibaanada maamulka cusub intooda badan.…
Afhayeenka shirka Cadaado ee maamul u sameynta Gobolada dhexe ayaa u jawaabay maamul Goboleedka Puntland oo sheegtay in shirkaasi ku…
Waxaa goor dhoweyd Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland laga soo saaray bayaan lagu caddeeyay go’aanka rasmiga ah ee Puntland ka qaadatay…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali oo socdaal dheer ugu maqnaa dalka…
Shirka maamul u sameynta Gobolada dhexe ayaa la sheegay inuu galayo wejigiisii saddexaad iyadoo dhowaan la soo gabagabeyn doono wejigii…
