Browsing: Federaalka
Ergeyga gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nichlas Kay ayaa shalay booqday magaalada Kismaayo ee xarunta u ah…
Golaha Wasiirada maamul Goboleedka Puntland ayaa shirkoodi caadiga ahaaa ee maanta uga kasoo saaray digniinku saabsan qaabka loo wado shirka…
Wasiirka arrimaha gudaha dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ka anbabaxay magaalada Dhuusamareeb oo wadahadal uga socday dhinacyada…
Hogaamiyaha maamulka K/Galbeed Soomaliya ayaa magacaabay taliyaha ciidamada daraawiishta maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya, jagadaas oo loo magacaabay C/llaahi Cali Axmed…
Ergada shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhexe ayaa shaaca laga qaaday inay ansixiyeen Dastuurka uu yeelanayo Maamulka Gobolada dhexe ee loo…
Wahadalkii ka socday magaalada Dhuusamareeb ee u dhaxeeyay Kooxda Ahlu suna iyo wafdiga wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya C/raxmaan Odowaa ayaa…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay isku shaandheyn baaxad weyn oo uu ku sameeyay golihiisa…
Kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan Dhuusamareeb iyo Guriceel ayaa shuruudo ku xirtay inay ka mid noqdaan maamulka loo dhisayo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka Kalfadhigii 35aad ee Golaha Wakiilada Puntland isagoo ka hadlay…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamada Maamulka Axmed Madoobe oo ay la socdaan kuwa dalka Kenya ee…
Hogaamiyaha Maamulka Koofur Galbeed eeSoomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa bilaabay magacaabidda guddoomiyeyaal cusub oo ay yeelanayaan degmooyinka gobolka Sh/hoose,…
Beesha Cadaado ee marti gelineysa shirka maamul u sameynta goboladda dhexe ayaa dadaalkeedii ugu danbeeyay ugu jirta in degmada Cadaado…
Wasiirka Arrimaha gudaha dowladda federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odowaa ayaa sheegay inay wadahadal la fureen ururka Ahlu Sunna oo ururkaasi…
Shirkii maamul u sameynta Gobolada dhexe ee Cadaado ayaa mar kale maanta hakad ku yimid kadib markii beesha shirka marti…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa hanjabaad kulul u diray dowladda Federaalka Soomaaliya kadib kulan ay golaha…
Shirkii maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa maanta dib uga furmay degmada Cadaado kadib markii uu hakad ku jiray ku…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo wejiga labaad ee shirka maamul u sameynta Gobolada dhexe hakad ku…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ayaa sheegay…
Kooxda Beesha Caalamka ee saameynta ku leh arrimaha Soomaaliya ayaa bayaan ay kasoo saareen muranka ka taagan dhismaha Baarlamaanka KMG…
Ergayga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Nicholas Kay ayaa warbixin uu goor dhoweyd soo saaray ka hadlay qabsashadii Dhuuso-mareeb ee…
