Tuesday, May 13, 2025

Dastuurka maamulka cusub ee Goboladda dhexe oo la ansixiyay (Qodob muhiim ah)

Ergada shirka Maamul u sameynta Gobolada Dhexe ayaa shaaca laga qaaday inay ansixiyeen Dastuurka uu yeelanayo Maamulka Gobolada dhexe ee loo bixiyay magaca “Galmudug” . Waxaana dastuurka la ansixiyay ku cad in xuduudka Maamulka cusub ee “GALMUDUG” ay tahay  Gobolka Nugaal ee Puntland.

cadaado

Ergada ka badan 300 ee shirka ku sugnaa ayaa isku raacay, isla markaana ansixiyay  in Dastruurkii ugu horeeyay ee maamulkan cusub uu yeelanayo iyadoo caqabado badan ay ka hor yimaadeen arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay:

Ad

1. Gobolada Mudug iyo Galgaduud inay dhameystiran yihiin iyo inkale

2. Magaca uu qaadanayo maamulka

3. Calanka maamulkla iyo caasimadda

- Advertisement -

Akhri: Shirkii Cadaado oo dib u furmay iyo qodob halis ku ah Puntland oo lagu ansixiyay

 

Tirada ergada ansixisay dastuurka ayaa aad uga yar intii la filayay inay shirka xaadir ahaato, waxaana muddooyinkii danbe jiray is mari waa ku saabsan ergooyinka beelaha ee shirka oo qaarna ay doonayeen inay tiro badan ka helaan baarlamaanka iyo maamulka cusub, qaar kalena ka biyo diideen inay shirka ka qeyb galaan.

Goobjooge.com

- Advertisement -

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON