Waxaa soo baxay liiskii ugu horeeyay ee xildhibaanada Maamulka cusub ee Galmudug, iyadoo lasoo magacaabay xildhibaanada maamulka cusub intooda badan.
Guddiga farsamada shirka maamulka gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa goor dhoweyd shaaciyay liiska xildhibaanada (Golaha wakiilada) maamulka cusub ee GALMUDUG iyo degaanada ay kasoo kala jeedaan, iyadoo ay harsan yihiin xildhibaano kooban oo beelaha qaarkood aysan weli soo magacaaban.
Waa guushii ugu weyneyd oo laga gaaray shirka Cadaado iyadoo caqabado waaweyn soo maray isla markaana dadaalo badan ay dowlada federaalka gelisay.
Shirka ayaa lagu wadaa inuu goor dhow galo wejigiisii saddexaad oo lagu dooran doono guddoonka Baarlamaanka iyo madaxda hogaanka maamulka cusub.
HOOS KA AKHRI XILDHIBAANADA CUSUB EE MAAMULKA GALMUDUG IYO DEGAANADA AY KA SOO JEEDAAN:
[ad name=”HTML-1″]
[ad name=”HTML-6″]