Iyadoo ololaha musharixiinta jagooyinka guddoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha maamulka cusub ee GALMUDUG sii xoogeysanayo ayaa saadaal hordhac ah laga bixinayaa…
Browsing: Shirka Cadaado
Waxaa soo baxay liiskii ugu horeeyay ee xildhibaanada Maamulka cusub ee Galmudug, iyadoo lasoo magacaabay xildhibaanada maamulka cusub intooda badan.…
Afhayeenka shirka Cadaado ee maamul u sameynta Gobolada dhexe ayaa u jawaabay maamul Goboleedka Puntland oo sheegtay in shirkaasi ku…
Waxaa goor dhoweyd Madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland laga soo saaray bayaan lagu caddeeyay go’aanka rasmiga ah ee Puntland ka qaadatay…
Shirka maamul u sameynta Gobolada dhexe ayaa la sheegay inuu galayo wejigiisii saddexaad iyadoo dhowaan la soo gabagabeyn doono wejigii…
Golaha Wasiirada maamul Goboleedka Puntland ayaa shirkoodi caadiga ahaaa ee maanta uga kasoo saaray digniinku saabsan qaabka loo wado shirka…
Beesha Cadaado ee marti gelineysa shirka maamul u sameynta goboladda dhexe ayaa dadaalkeedii ugu danbeeyay ugu jirta in degmada Cadaado…
Shirkii maamul u sameynta Gobolada dhexe ee Cadaado ayaa mar kale maanta hakad ku yimid kadib markii beesha shirka marti…
Shirkii maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa maanta dib uga furmay degmada Cadaado kadib markii uu hakad ku jiray ku…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo wejiga labaad ee shirka maamul u sameynta Gobolada dhexe hakad ku…
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukumadda Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) oo maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado ayaa sheegay…
Shirkii maamul u sameynta goboladda dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta dib u furmay kadib markii uu xayirnaa tan iyo Arbacadii…
Wasiirka Arrimaha Gudaha dowladda Soomaaliya Cabdiraxamaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku hanjabay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan kooxda nabad-diidka ah…
Gudoomiyaha Guddiga farsamada shirka maamul samaynta Gobolada Dhexe Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa shir jaaraa’id oo ku qabatay Cadaado ka sheegtay…
Kacdoon looga horjeedo Gudiga farsamada shirka maamul u sameynta gobolada dhexe iyo guddoomiyaha guddigaasi haweeneyda lagu magacaabo Xaliimo Ismaaciil Ibraahim…
Wararka laga helayo Magaalada Cadaado ee uu ka socdo shirka maamul u sameynta gobolada dhexe ayaa sheegaya in uu buuq weyn…
Wararka laga helayo magaalada Cadaado ayaa sheegaya inuu bilowday wejigii labaad ee shirka maamul u sameynta Gobolada dhexe iyadoo ergooyinkii…
Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaasha Dhaqanka Beesha Waceysle oo ah beesha uu ka soo jeedo Madaxweynaha Soomaaliya…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhoweyd gaaray degmada Cadaado ee gobolka Galguduud,…
Wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Maxamed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in shirka maamul u…