Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Yaa noqonaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug? (Ololihii ugu danbeeyay ee Cadaado)

    Yaa noqonaya Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug? (Ololihii ugu danbeeyay ee Cadaado)

    June 27, 2015Updated:June 27, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maanta magaalada Cadaado ka dhacaya doorashada guddoonka Baarlamaanka maamulka cusub ee gobolada dhexe “GALMUDUG” iyadoo ay xilka guddoomiyaha u taagan yihiin saddex musharax, waxaase loolanka ugu weyn dhex mari doonaa labada nin ee kala ah:

    musharixiin guddoonka

    1. Cali Gacal Casir oo hore u soo ahaa xildhibaanadii KMG ah, kana soo galay dhinaca maxkamadaha iyo

    2. C/laahi Maalin Gaafoow (Aasbaro) oo hore u ahaa madaxweynihii Ceelbuur state Somalia

    Labadan musharax waxay isaga mid yihiin inay kasoo jeedaan Beesha Murusade oo u muuqata in jagada guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug loo qoondeeyay, laakiin waxay kala metelayaan labada dhinac ee sida weyn isugu haya hogaanka maamulka cusub.

    Cali Gacal Casir ayaa taabacsan Musharax Axmed Macalin Fiqi oo kasoo jeeda kooxda Aala-sheekh, waxaana olole ugu jira inuu xilkaasi ku guuleysto taageerayaasha kooxdaasi. Musharaxan waxaa la safan wasiirka Qorsheynta C/raxmaan Ceynte iyo Xildhibaan Dhegdheer.

     C/llaahi Aasbaro waxaa gadaal ka riixaya Musharax C/kariin Xuseen Guuleed iyo kooxdiisa Dam-jadiid. Waxaa kaloo ololihiisa dadka hogaanka u haya ka mida Xildhibaan Mustaf Dhuxulow, Wasiir Odowaa iyo xubno kale.

    musharax-madaxweyne

    Loolanka jagada madaxweynaha ayaa laga yaabaa inay natiijadiisu ku xirnaato hadba ciddii ku guuleysata jagada guddoonka Baarlamaanka, inkastoo ku dhowaad 70-ka xildhibaan ee wax dooranaya ay danahooda ka eegayaan cidda ay codka siin doonaan ayaa haddana waxaa muuqata in ololaha doorashada maamulka cusub ee gobolada dhexe ku soo koobmay laba shaqsi iyo laba kooxood.

    Cadaado ayaa marti gelisay xalay mid kamida habeenadii ugu dheeraa loolanka rasmiga ah ee loogu jiro hogaanka maamulka Galmudug, waxaana magaalada gaaray lacagtii ugu badneyd intii uu shirka socday, waxaan shacay shirar aan loo kala kicin iyo casuumaadyo lagu kala qaatay sooryo siyaasadeed oo kumanaan doolar ah, wixii maanta la sugaana waa natiijada ka dhalata ololaha siyaasadeed ee labada dhinac ah.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    [ad name=”HTML-6″]

    C/llaagi Aasbaro Cali Gacal guddoomiyaha Baarlamanka Galmudug
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKHASAARE CULUS: In ka badan 70 askari oo laga dilay ciidamada Burundi & 20 maqan
    Next Article TOOS: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo ka socota Cadaado

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo