Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»TOOS ULA SOCO DOORASHADA MADAXWEYNAHA JUBBALAND – KISMAAYO-

    TOOS ULA SOCO DOORASHADA MADAXWEYNAHA JUBBALAND – KISMAAYO-

    August 15, 2015Updated:August 22, 20193 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Doorashada madaxweynaha Jubba oo maanta ka dhaceysa magaalada Kismaayo ayaa hadda si toos ah loo bilaabay, wxaana hoolka doorashadu ka dhaceyso ku ururay xildhibaanada iyo marti sharafta kala duwan ee doorashada ka qeyb galaya.

    11:05 = Waxaa shirka furay guddoomiyaha Baarlamaanka Jubba oo soo dhoweyn iyo mahadcelin kadib ka hadlaya qaabka howsha doorashada u dhici doonto maanta.

    11:10  = Sheekh Cabdi wuxuu sheegay in 74 xildhibaan ay ku sugan yihiin madasha doorashada, iyadoo uu ka maqan yahay hal xildhibaan oo xanuunsan.

    11: 15  = Xildhibaanada Baarlamaanka Jubba ayaa isku diyaarinaya inay galaan wareega koowaad ee doorashada, waxaana loo sharxay qaabka doorashada iyo sida loo codeynayo.

    Kismayodorasho

    11:20   = Waxaa hadda bilaabtay codeynta madaxweynaha iyadoo xildhibaanada Baarlamaanka la yeerinayo, isla markaan ay codeynayaan.

    11:30:  Xarunta Ceymiska ee doorashadu ka dhaceyso magaalada Kismaayo waxaa ku sugan xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Federaalka iyo xubno ka mida golaha wasiirada, waxaa kaloo jooga wakiilo ka socda beesha caalamka.

    11:40  = Waxaa weli socda codeynta xildhibaanada Jubba oo qeybtii ugu danbeysay ay codkeeda dhiibaneyso… Waxaa lagu wadaa in wareega horeba lagu kala baxo oo aan loo baahan wareeg kale.

    11:46 = Waxaa hadda soo idlaatay wareegii koowaad ee codeynta doorashada madaxweynaha Jubba, waxaaan guddoonka Baarlamaanka uu ku dhawaaqay in la gelayo tirinta codka xildhibaanada iyadoo musharax kasta uu wakiil u dirsanayo guddiga doorashada oo tirinta bilaabaya.

    11:50  = Tirintii codadka xildhibaanada Jubba ayaa bilaabtay, waxaana muuqata in Axmed Madoobe codad badan heli doono sidii la filayay, 10-kii cod ee ugu horeeyayba Axmed Madoobe ayaa qaatay….

    Doorashada-jubba

    11:55  = Weli waa socota tirinta codadka Baarlamaanka Jubba, ilaa iyo hadda codadka la tiriyay waxaa uun lagu dhawaaqayaa : AXMED MAXAMED ISLAAN, iyadoo aanu jirin musharax kale oo weli cod helay, waxaa la marayaa ku dhowaad 20 cod. Xaaladu waxa ay noqotay mid aan xiiso lahayn iyo kaliya hal magac oo la yeerinayo.

    11: 56=  Waa sidii hore loo sheegay NIN DOORAN, MAXAA DOORTA LOO YIRI ayay taagan tahay lama hayo weli cod aan ahayn Axmed Madoobe.

    11:57: Cusmaan iyo Hilowle ayaa min hal cod helay ilaa iminka.

    11: 59: Hal cod ayaa lagu dhawaaqay inuu khaldamay, waxaana meesha marar dhacay buuq iyo guux

    12:02: Cusmaan iyo Hilowle ayaa kala helay min hal cod oo kale, waxaana dhammaaday tirintii codadka

    12:03 Waxaa muuqata 4 cod iyo cod khasaaray marka laga reebo in Axmed Madoobe ku guuleystay codad dhan 69 cod.

    WAXAAN SUGNAA WAA TIRIN RASMI AH IYO KU DHAWAAQID GUUSHA AXMED MADOOBE: DOORANIHII LA DOORTAY

    12: 22 = Guddoomiyaha Baarlamaanka jubba ayaa ku dhawaaqay inuu Axmed Islaam ku guuleystay jagada madaxweynaha Jubbaland.

    Sidan ayaa codadka loo kala helay:

    Axmed Maxamed Islaan (68 Cod)

    Hilowle Aaden Maxamed  (2 Cod)

    Cismaan Xuseen Xaaji Feyruus (2 Cod)

    Maxamed Yuusuf Gaab (waxba mahelin)

    BA COD OO KHASAARTAY

    Dhammaad

    Wadani.net

    Axmed Madoobe Doorashada Axmed Madoobe Doorashada Jubba
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleTaageerayaasha Madaxweynaha oo saddex qorshe u diyaariyay fashilinta Mooshinka cusub
    Next Article Xildhibaan Daahir Jeesow: “C/rashiid Xiddig qabiil ayuu ku tegay Kismaayo, mana jirto cid u dirsatay”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo