Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa jawaab ka bixiyay hadal kasoo yeeray Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig…
Browsing: Doorashada Jubba
Doorashada madaxweynaha Jubba oo maanta ka dhaceysa magaalada Kismaayo ayaa hadda si toos ah loo bilaabay, wxaana hoolka doorashadu ka…
Wasiiru dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha C/rashiid Maxamed Xiddig oo magaalada Kismaayo gaaray maanta goobjoogna ka ahaa khudbadihii musharaxiinta u sharxan…
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa markii ugu horeysay ka hadlay arrimo ka baxsan maamulkiisa oo quseeya dowladda…
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shir ay ku yeesheen Muqdisho ka soo saaray digniin ay u direen…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Jubba ayaa caawa shaaciyay liiska musharaxiinta buuxiyay shuruudaha doorashada ee u tartami doona doorashada madaxweynaha Jubba oo 15-ka…
Doorashada madaxweynaha maamulka Jubba oo loo qoondeeyay inay dhacdo 15-ka bisha, isla markaana codsi qabashada musharaxiinta ay ku eg tahay 12-ka…
Hogaamiyaha maamulka Juba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa Baarlamaan goboleedka Jubbaland ka dalbaday Baarlamaanka Juba ee dowladda Federaalka sharci darrada ka dhigtay…
War naga soo agaray magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Guddoonka Baarlamaanka Jubba uu goor dhow ku dhawaaqay in 15-ka bishan Ogost la…
