Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo eedeeyay inuu iibsanayo hantidii Qaranka ee Beledweyne

    Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo eedeeyay inuu iibsanayo hantidii Qaranka ee Beledweyne

    September 9, 2015Updated:September 9, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay go’aan la sheegay inuu ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Hiiran C/fataax Xasan Afrax oo ku saabsan in la iibiyo xerada Daraawiishta  Wiilwaal ee magaalada Beledweyne oo la sheegay in laga iibiyay ganacsatom iyadoo ciidamo ka amar qaata guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ay dad deganaa xeradaasi saaka ka saareen.

    Beledweyne1

    Xaaladda ayaa ka sii dartay markii maamulka Degmada Beledweyna ka hor yimid arrintan, isla markaana odayaasha magaalada ay kulan ka yeesheen xaalada ay dalbadeen in la joojiyo iibinta xerada oo ah hanti qaran. Guddoomiye ku xigeenka B/weyne Bashiir Xuseen Dhoore ayaa ku eedeeyay in Guddoomiyaha Hiiraan uu doonayo inuu iibsado xerada daraawiishta sidoo kalena  ay iibsadeen suuq ku yaala degmada B/weyne, wuxuuna sheegay inay arrimahan yihiin boob hanti qaran.

    Wuxuu intaas ku daray markii ay joojiyeen in dadka laga saaro xerada daraawiishta ay goobtaasi tageen ciidamada Guddoomiyaha Hiiraan iyo istaafkiisa oo fara badan, arrintaasina aanay sidaas ku suuragelin doonin oo ay ka hor tegi doonaan.

    Xiisad weyn ayaa ka jirta magaalada iyadoo guddoomiyaha Hiiraan la sheegay inuu ku adkeysanayo in xerada daraawiishta B/weyne la banneeyo ayna tahay amar ka soo baxay madaxda sare ee dowlada, waxaana arrintan si weyn uga horjeeda dhinacyo kala duwan oo maamulka magaalada iyo odoyaasha gobolka Hiiraan ugu horeeyaan.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    BELEDWEYNE Dagaalka Caabudwaaq
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMa rabtaa inaad daawato Telefishanka cusub ee maamulka Jubba (Akhri Fariintan)
    Next Article Baarlamaanka Federaalka oo ansixiyay kharash dhimistii lagu sameeyay Miisaaniyadda 2015

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo