Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»SAWIRRO: Yaa Soomaalida uga qeybgalay shirka Wada-tashiga Hiigsiga cusub ee 2016

    SAWIRRO: Yaa Soomaalida uga qeybgalay shirka Wada-tashiga Hiigsiga cusub ee 2016

    September 19, 2015Updated:September 19, 20151 Min Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shir hordhac ah oo looga arrinsanayo qaabkii looga bixi lahaa Hiigsiga Cusub ee Soomaaliya 2016 ayaa maanta ka furmay madaxtooyada Villa Somalia eee magaalada Muqdisho.

    Shirka waxaa guddoominayay  madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ku wehliyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid,  Ra’iisal wasaare ku xigeenka Maxamed Cumar Carte, Wasiirka Arrimaha gudaha, Dastuurka, Warfaafinta iyo wasiiro kale iyadoo ay ka qeyb galeen madaxda maamulada Federaalka ee kala ah:

    1. Madaxweynaha Koonfur Galbeed Shariif Xasan sheekh Aadan
    2. Madaxweynaha GalmudugC/kariin Xuseen Guuleed
    3. Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam
    4. Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas

    Shirka oo maanta u furmay hordhac ahaan ayaa loo qoondeeyay inuu socdo  laba maalmood waxaana go’aan looga gaari doonaa sida hiigsiga cusub looga gudbayo iyo nooca ay noqon doonto doorashada la qabanayo.

    Waxaa kaloo shirka qeyb ka ah wakiilada Beesha caalamka ee Soomaaliya oo uu ugu horeeyo Ergeyga Q/Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Kay.

    IB0A9448IB0A9449IB0A9451IB0A9456IB0A9460

     

    IB0A9462

    [ad name=”HTML-1″]

    IB0A9465

     

    IB0A9476IB0A9484IB0A9493IB0A9502

    IB0A9511

    [ad name=”HTML-7″]

    IB0A9519IB0A9523IB0A9531IB0A9543IB0A9549IB0A9558IB0A9564IB0A9573   IB0A9592IB0A9614IB0A9624IB0A9625IB0A9646IB0A9681IB0A9709   IB0A9780IB0A9783

     

    IMG_2747

    IMG_2749

    IMG_2751

    IMG_2754

    IMG_2755

    IMG_2759

    IMG_2760

    IMG_2763

    IMG_2766

    IMG_2770

    IMG_2774

    IMG_2775

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Madaxda Soomaalida Shirka Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAU mission in Somalia lost 1,100 men since 2009
    Next Article Madaxda dowlad Goboleedyada oo ka hadlay mowqifkooda Shirka Muqdisho (Dhageyso C/weli Gaas & C/kariin Guuleed)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo