Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Muxuu horinta ciidan u wataa C/weli Gaas..? (Hab-dhaqanka Madaxweynaha Puntland ee Muqdisho)

    Muxuu horinta ciidan u wataa C/weli Gaas..? (Hab-dhaqanka Madaxweynaha Puntland ee Muqdisho)

    September 19, 2015Updated:September 20, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Maxaa keenay inuu C/weli Gaas horin ciidamo ah la tago caasimadda?
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    C/weli Maxamed Cali (Gaas) wuxuu hore u soo noqday Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya iyo wasiir ka tirsan xukuumadii kumeelgaarka ahayd ee Soomaaliya, waxaa markaas uun laga keenay qurbaha iyo dalka Mareykanka si uu uga mid noqdo xukuumadda Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    C/weli Gaas wuxuu ka mid ahaa madaxda Soomaaliyeed ee Muqdisho lagu maamuusi jiray isla markaaba lahaa mid kamida awoodaha ugu waaweyn dowladda Soomaaliya ee kumeelgaarka ahayd, sidaasoo ay tahay wuxuu tartankii doorashada Puntland ku galay inuu soo celinayo xiriirkii Puntland iyo dowladda Federaalka.

    Gaas-UN2

    [ad name=”HTML-1″]

    Waa aqoonyahan dad badan uga fadhiyeen inuu ka shaqeeyo midnimada iyo dib u soo celinta kalsoonidii burburtay ee dadka Soomaaliyeed, balse wuxuu u muuqdaa inay ku rumowday maahmaahdii Soomaaliyeed ee “FAQI TOLKII KAMA JANO TAGO”.

    Wuxuu ka sii daray xaaladii siyaasaddda qabyaaladeysan ee Soomaalida maanta dhex taalla, kaag sii darane wuxuu ogolaaday isagoo dhaqaale yahan ah in lacag been abuur ah oo shilin Soomaali ah maamulkiisu qeyb ka noqdo in la sameeyo.

    Arrinta kale ee la yaabka leh waxay tahay in mar waliba oo uu Muqdisho yimaado uu hore u soo wato ilaalo kooban (Horin ciidan ah) oo diyaaradda la soo raacda..!!!!. Waxay ilaalada C/weli Gaas la yaab ka dhigeen Aaaskii Marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen oo duleedka Muqdisho ka dhacay  7 Febraayo 2014.

    Gaas-2

    Maanta oo ugu dambeysay C/weli Gaas wuxuu hore u soo watay 10 askari oo ka mida ilaaladiisa, kuwaasoo diyaaradii ay UN-ka u dirtay la socday, kana soo hor maray markii ay Garoonka Muqdisho kasoo degaan, mana ahayn wax cusub ee waxay noqotay caado laga fisho madaxweynaha Puntland.

    Dad badan ayaa is weydiinaya waxa ay horin ciidan ah (9 askari) ka tari karaan xaaladda ammaanka ee C/weli Gaas oo la dhex geeyay magaalo weyn..???. waxa kaliya oo la oran karaa waa is muujin aan waxba soo kordhineynin. Maadaana aanay suuragal ahayn in  9 askari ay magaalada weyn ee Muqdisho ku dhex difaaci karaan odayga reer Puntland, haddiiba la damco in wax la gaarsiiyo.

    ilaalada Gaas

    Madaxda kale ee Soomalida sida Axmed Madoobe, Shariif Xasan ma qabaan xanuunka noocan oo kale ah oo dadka qaarkii u arkaan inuu yahay mid ku dhaca madaxda Qaran ee heerka gobol u xuub siibata.

    Faaladda Wadani.com

    [ad name=”HTML-7″]

    C/weli Gaas Shirka Muqdisho
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxda dowlad Goboleedyada oo ka hadlay mowqifkooda Shirka Muqdisho (Dhageyso C/weli Gaas & C/kariin Guuleed)
    Next Article Xamar Waa Nabad, Xasiloonise kuma noola shacabka -Dareen Shacab- (Maqaal uu qoray Macalimuu)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo