Browsing: Federaalka
Midowga Afrika ayaa Soomaaliya u soo magacaabay haweenay noqon doonta ku xigeenka wakiilkooda Soomaaliya u jooga.
Waxaa magaalada Addis abab maanta ka dhacday doorasho ay xubinnimada Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga afrika ku tartameen dallka Jabuuti…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa aad usoo dhoweysay raaligelintii uu ka bixiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ee…
Wararka laga helayo magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in weerar lagu qaaday Musharax u taagan xkursi xildhibaan ka…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa socdaal rasmi ah maanta uga bilowday dalka Isutagga…
Halkee Safiir Larry André looga guddoomay Waraaqihiisa Aqoonsiga..? (Akhriso)
Midowga Musharixiinta ayaa war kasoo saaray go’aankii xukuumadda xilgaarsiinta ee dib looga noqday in argagixiso lagu tilmaamo ururka ONLF iyo…
Akhriso jawaabaha ay bixiyeen Madax Sare, Siyaasiyiin, Mas’uuliyiin hore iyo xildhibaanno
Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Mustafe Muxumed Cumar ayaa si weyn u soo dhaweeyey, go’aankii golaha wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…
Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa heshiis ku sabasan isbedelka ciidamada AMISOM ee ka howlgala Soomaaliya ku kala saxiixday magaalada…
