Browsing: Federaalka
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha wuxuu inuu isu bedelay Cabdalla Shideeya ee lagu sameeyo been abuurka
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa si kulul uga jawaabay qoraal uu wasiirka Qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ku weeraray…
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan la yeeshay guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).
Waxaa maanta magaalada Baydhaba lagu doortay shan xildhibaan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka.
Qof si sharaf dhac ah looga ceyriyay dowladdiisa iinuu faafiyey xogta Amniga Qaranka ma aha inuu ka ganacsado faragelinta arrimaha…
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda xilgaarsiinta Durraan Axmed Faarax ayaa qeylo-dhaan kasoo saaray kursiga beeshiisa oo uu sheegay in…
Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada ayaa soo saaray shuruudaha iyo xilliga la dooranayo Guddoomiyaha cusub ee Guddiga oo ka mid ahaa…
Safiirka cusub ee Dowladda Sucuudiga u soo magacawaday Soomaaliya ayaa maanta gaaray Axmed Bin Maxamed Almowallad magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta lagu wadaa inay Muqdisho ka dhacdo doorashada Guddoomiyaha Guddiga heer Federaal ee FEIT, kaasoo laga qaaday guddoomiyihii hore…
Qaar ka mida Wasiirada Xukuumadda xilgaarsiinta ah ayaa xilligan kala guurka qaaday tallaabooyin isugu jira musuq iyo ku takri fal…
Soomaaliya ayaa ka mida dalal dhowr ah oo aan bixin Qaaraankii xubinnimada Qaramada Midoobay, waxaana taasi lagu weyn karaa codeynta…
Hanti-dhowrka guud ee Qaranka ayaa digniin u diray afar wasaaradood oo uu sheegay inay faraha kula jiraan arrimo sharci darro…
Guddiga Doorashada Heer Federaal ayaa iska dhex dooranaya guddoomiye cusub, kadib markii xilka laga qaaday Guddoomiyihii hore Maxamed Xasan Cirro…
Dowldda Soomaaliya iyo hay’adda Socdaalka Adduunka ee IOM ayaa iska kaashaday ku dhowaad 100 dhalihnyaro Tahriibayaal Soomaali ah oo laga…
Hay’ada PSF waa inay ahaato sideedii hore, agaasimaheeduna ahaado Sareeyo Guuto Maxamuud Cismaan Cabdulaahi
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay inay ku faraxsan yihiin go’aannada shirka Wadatashiga ee…
