Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Wasiirka Qorsheynta oo Qoraal ku weeraray Xildhibaanka UK ee gudbiyey Mooshinka Somaliland

    Wasiirka Qorsheynta oo Qoraal ku weeraray Xildhibaanka UK ee gudbiyey Mooshinka Somaliland

    January 19, 2022Updated:January 19, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qof si sharaf dhac ah looga ceyriyay dowladdiisa iinuu faafiyey xogta Amniga Qaranka ma aha inuu ka ganacsado faragelinta arrimaha gudaha Qaran kale.

    Wasiirka Qorsheynta xukuumadda Federaalka ayaa si kulul u weeraray xildhibaanka Ingiriiska ah ee Mooshinka Aqoonsiga Somaliland geeyay Baarlamaanka dalkaasi Gavin Williamson.

    Wasiir Jamaal Maxamed Xasan ayaa jawaab celin ka daba qoray xildhibaan Gavin Williamson oo isaguna u jawaabay wasiirka Afrika u qaabilsan Ingiriiska Vicky Ford, isagoo diidan go’aanka ay shaacisay ee dowladd Ingiriiska.

    Wasiirada Vicky ayaa qoraal ay soo saartay xalay ku sheegtay in mowqifka dowladda Ingiriiska uu yahay in Somaliland iyo Dawladda Federaalka Soomaaliya ay ka wadahadlaan aayahooda mustaqbalka.

    Gavin Willaiams oo u ololeeya gooni isu taagga Somaliland ayaa wasiirada ugu jawaabay: “Tani waxay muujinaysaa faham la’aanta buuxda ee xaqiiqada siyaasadeed ee ka jirta goobta. Waa muhiim in wasiirada juunyarka ah ay dhageystaan Baarlamaanka maadaama ay tahay doorka baarlamaanka in uu hago siyaasadda. Shalay waxay doodu muujisay inuu jiro faham ballaaran oo dawladda UK ku doonayso inay aqoonsato Somaliland”

    Jawaab kale oo culus ayaa ka timid qoraalkaasi. Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Soomaaliya ayaa isna u jawaabay Gavin Williamson, wuxuna qoralkiisa ku yiri: “Maya, tani waxay dhab ahaantii muujinaysaa jaahilnimadaada buuxda ee xaalada dhulka ka jirta. Qof si sharaf dhac leh looga ceyriyay dowladdiisa sababo la xiriira faafinta xogta amniga qaranka ma aha inuu faragelin ganacsi uu ku sameeyo arrimaha gudaha ee Qaran madax-bannaan. In la taageero gooni-u-goosadka waxay dhibaato u kordhineysaa dhaawaca”.

    Xildhibaanka Ingiriiska ee Gavin ayaa laba jeer oo hore xilal wasiir looga qaaday khilaaf iyo arrimo lagu soo eedeeyay, waxaana ka mid ahaa xilkii ugu horeeyay ee uu ka qabto xukuumadda Britian ee wasiirka Difaaca inay ka qaaday Ra’isul wasaaradii hore ee herasa May sanadkii 2019-kii kadib markii lagu eedeeyay in uu saxaafadda u dusiyay sir A,mniga Qaranka UK oo ku saabsan Barnaamijka 5G ee isgaarsiinta UK inay ku lug lahayd shirkadda Shiineeska ah ee Huwawei.

    Gavin Williamson Somalia Top UK Vicky Ford Wasiir Jamaal
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomali survivor: The resilience of living through serial suicide attacks
    Next Article 5 Xildhibaan oo lagu doortay Baydhaba (Akhriso Magacyadooda iyo sida ay kusoo baxeen)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo