Browsing: Federaalka
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo war kasoo saaray heshiiskii Doorashada ee ay shalay Muqdisho ku gaareen Golaha Wadatashiga Qaran…
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa soo dhoweeyay Wararka ayaa sheegaya-murtiyeedka ka soo baxay shirka Golaha Wadashiga Qaran, iyadoo ku adkeeyay Ra’iisal…
Muddo lix maalmood ah oo shir uga socday magaalada Muqdisho Golaha Wadatashiga Qaran oo looga hadlay Arrimaha Doorashooyinka xilliga dheer…
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa qeylo dhaan kasoo saaray xaaladdu dalku galay iyo khilaafka…
Shirkii Wadatashiga Golaha Qaran ee Doorashooyinka ayaa lagu wadaa in Muqdisho lagu soo gabagabeeyo Berri, sida ya sheegayaan wararka laga…
Waxaa goor dhoweyd soo gabagaboobay kulanka maalintii shanaad uga socday Muqdisho xubnaha Golaha WadatashigaQaran ee ku saabsanaa Doorashooyinka.
Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa Dastuuriga ah uu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga…
Golaha Midowga Musharixiinta soo saaray qoraal dedgega oo ay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble uga mahad celinayaan inuu…
Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ayaa maalintii afraad kusoo dhammaaday dhammaaday, iyadoo aan xal laga gaarin qodobadii hor yaallay.
Warar laga helay shirka maalintii afraad magaalada Muqdisho uga socda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa sheegay in dood kulul ka dhex…
Guddiga Ra’iisal wasaaraha u saaray baarista falkii Afgenbiga ahaa ee 27 Disembar ka dhacay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha iyo Golaha Wasiirada…
Maareeyaha Hay’adda Duulista Hawada: “Soomaaliya maamulka Hawada waa uga horeysaa Kenya iyo Itoobiya..”
Akhriso 9-ka Qodob ee ugu muhiimsan Qoraalkii ay Midowga Musharixiinta u direen Golaha Wadatashiga Qaran
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa caawa shaaciyey arrimihii looga hadlay kulankii ay maanta la yeesheen Golaha Wadatashiga Qaran…
Waxaa gebi ahaanba meesha ka baxay shirkii uu madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo isugu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran,…
Jabhad uu hoggaamiyo Jeneraal Xuud ayaa shaacisay inay qabsatay magaalada Beledweyne, kadib markiia ay xalay maleeshiyo ka tirsan ay soo…
