Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Lafta-gareen miyaa diiday in Amniga Dalka lagu wareejiyo RW Rooble..? (Jawaab ka timid Afhayeenkiisa)

    Lafta-gareen miyaa diiday in Amniga Dalka lagu wareejiyo RW Rooble..? (Jawaab ka timid Afhayeenkiisa)

    January 6, 2022Updated:January 6, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Warar laga helay shirka maalintii afraad magaalada Muqdisho uga socda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa sheegay in dood kulul ka dhex socoto madaxda Maamul Goboleedyada iyo Ra’iisal wasaare Rooble.

    Qodobka ugu adag ayaa aha Amniga dalka lagu wareejiyo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, arrintaas oo uu si weyn uga hor yimid Madaxwenaha K/Galbeed C/casiis Xasan Laftagareen oo taageero ka heysta madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.

    Waxaa arrintan si weyn u beeniyay afhayeenka madaxweynaha K/Galbeed Maxamed Cali Ibrahim oo ku tilmaamay been abuur. “Waxaan halkan ka cadeeyanayaa inay been abuur tahay wararka sheegaya in Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen uu diidan yahay in laga hadlo Qodobka Amniga waa been abuur cad laguna doonayo in lagu marin habaabiyo Bulshada Soomaaliyeed”

    Dhinaca kale Afhayeenka xukuumadda Maxamed Ibrahaim Maxalimuu ayaa sheegay in Shirka Gollaha Wadatashiga Qaran oo galay maalinkii 4aad, ay socdaan doodo adag oo ay Madaxdu ka yeelanayaan qodobo quseeya hufnaanta doorashada iyo amniga.

    “Dadka baraha bulshada xumaanta ku warinaya ee la wareegaya wararka dhiilada xambaarsan ee xaqiiqda ka fog waxa wanaagsanaan laheyd in dalka iyo dadkaba ay u rajeeyaan wax wanaagsan” ayuu yiri Afhayeenka oo ka gaabsaday arrimaha la isku hayo iyo mowqifyada madaxda Golaha Wadatashiga.

    Madaxweynayaasha Galmudug iyo K/Galbeed ayaa taageersan madaxweynihii xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo, waxaana la sheegay inay shirka ku metalayaan oo laga hagayo Madaxtooyada oo dooneysa in shirkan lagu kala tago oo wax natiijo ah aanay kasoo bixin.

    Madaxweynaha Puntland oo taageero ka helaya madaxweynaha Jubbaland ayaa taageeraya in Amniga dalka uu mas’uul ka yahay Ra’iisal wasaaraha, waxaana laba dhinac ee ay u kala qeybsan yihiin Golaha ay hayad mid soo taagneyd ilaa April sanadkii hore.

    Amniga C/casiis Lafta-gareen Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAkhriso: Magacyada Saraakiisha Ilaalada Madaxtooyada ee la baarayo kaalintoodii Afgembiga RW
    Next Article Shirkii Golaha Wadatashiga Qaran oo maalintii 4aad lasoo xiray Natiijo la’aan & Qodobbo la isku qabtay..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo