Browsing: Amniga
Warar laga helay shirka maalintii afraad magaalada Muqdisho uga socda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa sheegay in dood kulul ka dhex…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa magacaabeen saraakiil u qaabilsan dhinaca Amniga, kadib shir ay maanta ku yeesheen caasimadda Muqdisho.
Qaar ka mida wadooyinka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe ciidamada Booliska ay ka qaadeen Dhagxaan waaweyn oo lagu xiray wadooyinka…
Ciidamo fara badan ayaa la dhigay wadooyinka magaalada Muqdisho, waxaana la xiray inta badan wadooyinka gala ama ka baxa Madaxtooyada…
Taliyaha Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan (Xijaar) ayaa shaaciyey in amniga dalka lagu soo duulay, isla markaana uu meel xun…
Xoghayihii hore ee joogtada ahaa ee Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Somalia C/salaam Salwe ayaa soo jeediyey in saraakiisha amniga dowladda Federaalka…
Hoggaaminaya xisbiga Wadajir C/raxmaan C/Shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay dowladda Somalia inay lahayn qorshe cad oo ay ku wajahdo caddowga…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Ahlu suna ay magaaladaasi kusoo rogay amarro dhinaca amniga ah oo ka…
Taliye kuxigeenkii hore ee Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaliya Ismaaciil Daahir Cusmaan ayaa sheegay in dalka ku sugan yahay xaalad…
Taliska Booliska ayaa soo saaray digniin culus oo ku socot dadka Muqdisho, gaar ahaan dadka wata baabuurta oo lagu amray…
Dood socotay muddo laba maalmood ah ayuu yeeshay Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kadib markii ay kasii dartay xaaladda amni darrada ee…
Ciidamada Amniga ayaa howgallo ku qaday xaafado ka tirsan Magalada Mmuqdisho iyo duleedkeeda iyadoo uu socdo howlgalkii Amniga ee caasimadda…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo gaara ay galeen masjid caan ah oo ku yaalla Suuqa Bakaaraha,…
Waxaa weli ka socda magaalada Muqdisho howlgalkii amni ee dowladda Somalia ku dhawaaqday muddo toddobaad ka badan, waxaana 24-kii saac…
Xildhibaannada Baarlamaankii 9aad ayaa u yeeray wasiirka Amniga ee dowladii Xasan Sheekh, kaasoo ahaa C/kariin Xuseen Guuleed, iyadoo loo soo…
Taliye ku xigeenka ciidamada Booliska Jen. Zakiya Xuseen Axmed oo warbixinta Amniga iyo howlgallada ka socda Muqdisho ka hadashay aya…
Golaha Shacabka ee Baarlamaan Soomaaliya, ayaa maalinta berri ee Isniinta yeelanaya kulankoodii labaad ee Kalfadhiga 5aad, kadib markii uu kooram…
Afar Xisbi siyaasadeed oo ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya iyo siyaasiyiin mucaarad ah ayaa soo saaray Qoraal ay uga…
Wasiirkii hore ee Amniga xukuumadda Soomaaliya, ahna xildhibaan ka tirsan Baaralmaanka Federaalka C/risaaq Cumar Maxamed ayaa ka digay weerarro hor…
