Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan degdeg ah isugu yeeray Taliska Howl-galka AMISOM oo dawladaha…
Browsing: Amniga
Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ayaa Digniin Amni kasoo saartay suuragalnimada weerarro qaraxyo iyo kuwo toos ah oo ka dhaca caasimadda maalmaha…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan uu isugu yeeray Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Afarta Taliye Ciidamada dalka, Guddoomiyaasha degmooyinka,…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in maalmihii ugu danbeeyay aysan magaalada Muqdisho ka dhicin xaalado amni darro
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa magaalada Muqdisho ka ururiyey Mootooyinka Dhugdhugleyda ah, waxaana howlgal lagu qaaday muddo 48 saacadood ah lagu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo aaaa maanta guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Amniga iyo Caddaaladda oo ay yeeshaan qeyb ka…
Ciidamada Amniga ayaa dilay askari toogasho ka geystay degmada kaaraan ee magaalada Muqdisho, kadib markii uu galay Guri la degan…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa mamnuucday Hay’ad caan ah oo qaabilsan dhinaca baaritaanka iyo talo bixinta lagu magacaabo Sahan Research.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa maanta wada guddoomiyey shir looga…
Ciidamo cusub oo loo tababarayo Booliska ayaa ku soo biiraya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saartay xaalada amniga, siyaasadda iyo xiriirka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyadda.
Wasiir ku xigeenkii hore ee howlaha guud iyo Guryeynta Soomaaliya Maxamed Cumar Geedi oo ayaa maanta shaaciyey inay Gurigiisa ay…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuummadda Fedraalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta shir-gudoomiyay shirka golaha Wasiirrada oo looga hadlay adkaynta amniga,…
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeediyey kumannaan mutadawiciin ah oo hormuud u ah “Xoogagga…
Kulan looga hadlayo qaabkii Dekadda Muqdisho looga dhigi lahaa inay shaqeyso 24-ka Saac sida u amar ku bixiyey Madaxweyne Farmaajo…
Dowladda Soomaaliya ayaaa isbedel ku sameysay amniga caasimadda iyo ciidamadii ku howlanaa iyadoo ciidamadii xasilinta lga qaaday, isla markaana lagu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo aaray amarro cusub oo Hay’adaha amnoga dowladda lagu farayo inay gutaan waajibaadka ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya jidgooyo cusub oo ka dhan ah mootooyinka lagu soo kordhiyey mid ka mida…
Guddiga Amniga Qaranka oo oo guddoomiyo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan ay xalay ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada NISA ay rasaas ku fureen Gaari ay ka shakiyeen, taasoo dhalisay…
