Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la yeeshan qaar ka mida Culimada Soomaaliyeed ee taageerada dowladda Soomaaliya,…
Browsing: Amniga
Agaasimaha NISA Xuseen Cismaan Xuseen ayaa maanta shaqo joojin ku sameeyay ku xigeenadiisa koowaad iyo labaad ee Hay’adda Nabadsugidda iyo…
Agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda & Sirdonka ee NISA ayaa shaqadii ka joojiyey laba ka mida ku xigeenadii Hay’adaasi oo ahaa kuwii ugu…
Wasiirka Amniga Xukuuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shirka saddex billaha ee Hay’adda Socdaalka iyo…
Ciidamo cusub oo ka tirsan ilaalada madaxtooyada ee Koofiyad casta ayaa lagu kordhiyey baraha laga ilaaliyo madaxtooyada Villa Somalia, kadib…
Ciidamada Amniga Caasimadda ayaa dib u soo celiyay xayiraadii saarneyd Isu socodka Wadooyinka magaalada Muqdisho, gaar ahaan Wadadda Maka Almukarama…
Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa jawaab kulul u diray wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar…
Shir looga hadlayo xaaladda amniga caasimadda oo uu guddoominayo Wasiirka Amniga, ayna ka qeyb galeen taliyeyaasha ciidamada iyo maamulka G/Banaadir…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamo fara badan caawa la soo dhoobay wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada…
Waaxda Arimaha dibadda dowladda Ingiriiska ayaa soo saartay digniin ku socota muwaaddiniinteeda oo loogu sheegay inay u safrin Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa difaacay wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho, isagoo dadweynaha ugu baaqay inay dulqaad…
Dadweynaha Muqdisho ayaa si weyn uga cabanaya wadooyinka xiran iyo xayiraad ku timid isu socodka dadka iyo gaadiidka magaalada oo…
Magaalada Muqdisho ayaa gashay xayiraad aan hore loo arag iyo maalmihii ug xumaa isu socodka xaafadaha magaalada markii ciidamada amniga…
Dowladda Soomaaliya ayaa sameysay ciidamo nabadsugid dhar-cad ah oo ka qeyb qaadanaya sugidda amniga magaalada Muqdisho.
Ciidamada Amniga magaalada Muqdisho ayaa xalay gacanta ku dhiga rag dabley ah iyo hubkii ay wateen, kuwaasoo la sheegay inay…
Ciidamada Amniga Caasimadda ayaa xalay howlgal weyn ku qaaday Mootooyinka Bajaajta ah ee aan taargada lahayn, kuwaasoo la sheegay inay…
Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen maamulka G/banaadir, taliyeyaasha ciidamada Qalabka sida iyo Wasiirka Amniga ayaa looga hadlay xaaladda…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa mar kale xalay kormeeray qaar ka mid ah saldhigyada degmooyinka gobolka…
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow (Ducaalle) ayaa si kulul uga hadlay dilalka qorsheysan ee ka dhaca caasimadda…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo gaaraya 3 Guuto u diyaarisay sugidda ammaanka Bisha Ramadaan oo Alshabaab ay kordhiyaan weerarrada iyo qaraxayada.
