Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Jen. Muungaab: Wasiirkii hore ee Amniga wuxuu u baahan yahay seminaar ku saabsan ( التربية الوطنية)”

    Jen. Muungaab: Wasiirkii hore ee Amniga wuxuu u baahan yahay seminaar ku saabsan ( التربية الوطنية)”

    July 9, 20183 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyihii hore ee G/Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa jawaab kulul u diray wasiirkii hore ee Amniga Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed oo si weyn u dhaliilay xaaladda amniga caasimadda kadib weerarkii Alshabaab ee xarunta Otto otto.

    Qoraal kulul oo cinwaan looga dhigay: Wasiirkii hore ee Amniga Xildh : C/razaaq Cumar Maxamed wuxuu ubaahanyahay siminaar ku saabsan ( التربية الوطنية) .ayuu Jeneraal Muungaab ku faahfaahiyey amni darradii dalka ka dhacday intii uu wasiirka amniga ahaa Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA JEN. MUUNGAAB

    in wax la iska weydiiyo asbaabtii kalliftay Qaraxii shalay ee Atto atto iyo laxisaabtanka cidda ka gaabisay shaqadeedi waa arin loo baahan yahay , waxaana filayaa in waqtixaadirkaan madaxda Dalka ay ku howlanyihiin sidii ay Tilaabti kuhaboonayd uga qaadan lahaayeen arinkaas .

    Laakiin bal aan wada xasuusanno Qodobada soo socda:

    1- wasiirku wuxuu soo hadal qaaday wadooyin la xiray!! lkn xildhibaanku xilligii uu wasiirka Amniga ahaa wado xirid , burburin iyo gerweyn la dhicid laamiyadii ay noo dhiseen Walaaalaha Turkiga waa waxa kaliya ay ku xasuustaan shacabka soomaaliyeed !!!. .

    2- isla xisaabtanka waa arin wanaagsan lkn xiligii uu wasiirka Amniga ahaa Qaraxyadii waaweynaa ee ay ku dhinteen Allah ha u naxariistee boqolaal shacab iyo Masuuliyiin soomaaliyeed ah kuwo kalena ay ku dhaawacmeen ,isla markaana kuburburtay hanti fara badan tusaale ahaan : Qaraxyadii Hotel Saxafi1 , Makko Al mukarama , Ambaasatoor , Central , Liido sea food , Beach veiw iyo kuwo kale oo aan halkaan lagusoo koobi karin !! , yaa lagala xisaabtamay , yaa xilkoodi kuwaayay ? mase wuxuu kumashquulsanaa wado burburin , iyada oo shacabkana loo sheegi jiray waa kudaba jirnaa, waan baaraynaa iyo guddi ayaan u saarnay !!!! .

    3- Xildhibaanku wuxuu qiray in bilihii lasoo dhaafay Amniga Caasimadda Muqdisho uu ka soo raaynayay Qaraxyadiina ay yaraadeen ,balse halkii uu ka bogaadinlahaa hay,adaha Amniga Qaranka ee Allah kasukow guushaa xaqiijiyay ayuu kudooday in Nabadda kajirta Xamar aysan ku imaan dadaal Dowladda soomaaliya iyo hay,adaheeda Amniga ay sameeyeen , balse ay kutimid nabadaasi duqaymaha ay sameeyaan Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africom ee ka dhanka ah Kooxda Al-shabaab .

    waxaan wada ogsoonnahay in Howlgalada ka dhanka ah kooxaha argagixisada ah ee ka socanaya soomaaliya hafuliyeen Ciidamada QS ee Dowladda Soomaaliya ama kuwa Saaxiibada caalamaka ee taageera Dowladda Soomaaliya intaba waxaa Led gareeya Dowladda soomaaliya ammaan iyo bogaadin bayna kumudantahay iyada iyo saaxiibada caalamka , balse waxan aad ula yaabay xildhiban heer federaal ee Dowladdii uu katirsanaa u diidan guulihii ay kagaartay Amniga Caasimadda ee kudooddaya ciidamada Qaranka waxba mayna qaban ee Afrikom ayaa qaraxyadi ka yaraysay Xamar waana taa waxa aan u leeyahay Mudanaha wuxuu u baahanyahay siminaar kusaabsan Tarbiya wadaniya .

    soomaaliya hanoolaato

    W/Q: Jen. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab)

    Amniga C/risaaq Cumar Maxamed caasimadda Muungaab Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQalbi Dhagax oo si Qiiro leh uga hadlay sidii loogu Gacan geliyay dowladda Itoobiya [Daawo Video]
    Next Article Xog cusub oo ku soo korortay Weerarkii Alshabaab ee Xarunta Otto Otto & Askar loo xiray [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo