Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 13
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Sidee Guddoomiye Jawaari u maareeyay Su’aalo weydiintii C/kariin Guuleed 2014 [Daawo]

    Sidee Guddoomiye Jawaari u maareeyay Su’aalo weydiintii C/kariin Guuleed 2014 [Daawo]

    April 6, 2019Updated:April 6, 20192 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaannada Baarlamaankii 9aad ayaa u yeeray wasiirka Amniga ee dowladii Xasan Sheekh, kaasoo ahaa C/kariin Xuseen Guuleed, iyadoo loo soo Gole joojiyey in su’aalo laga weydiiyo xaaladda amniga, kadib markii Alshabaab ay weerarreen Villa Somalia.

    Guddoomiyaha Baarlamaanka ee xiligaasi Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa maareeyay kulankaasi iyadoo codsi ah in qarsoodi noqdo Baarlamaanka oo saxaafadda laga saaray cod loo qaaday, ayna diideen xildhibaanadii Baarlamaanka ee xilligaasi.

    Kadib markii kulankii maanta ee su’aalo weydiinta hay’adaha Amniga buuq iyo fashil ku dhammaaday ayuu wasiirkii hore ee Amniga C/kariin Xuseen Guuleed faahfaahin ka bixiyey wixii kala qabsaday isaga iyo Baarlamaankii 9aad.

    “Waxay aheyd 27 April 2014-kii kol aan su,aalo waydiin u hortagay Baarlamaanka Fedaraalka, anigoo ahaa xiligaas wasiirka Amniga Qaranka waxayna xildhibaanadu halkaa igu waydiiyeen mudo labo cisho oo is xigta ilaa 138 su,aal. Su’aalaha la i waydiinayey waxay ahaayeen xog amni oo xasaasi ah, waxaan codsaday in kulanku noqdo” KULAN AY ALBAABADU U XIRAN YIHIIN” oo saxaafaddu ay dibadda ka joogto, laakiin Baarlamaanku wuu ku gacan seyray codsigeygii kadib kolkii gudoonku uu cod galiyey. Runtii anigoo u hogaansamaya go’aanka Barlamaanka waxaan ku qasbanaaday inaan uga jawaabo su’aalihii sidii ugu macquulsaneyd…”

    C/kariin Xuseen Guuleed

    HOOS KA DAAWO SIDI AY U DHACDAY DOODA

    Amniga C/kariin Guuleed Top Wasiirka amniga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo oo Farriin ka helay Madaxweynaha Eritrea & Warbixin laga siiyey Somaliland
    Next Article Falal Dilal & Qaraxyo Miino oo ka dhacay Muqdisho & Agagaarkeeda. [Warbixinta Amni ee 24-ka saac]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo