Browsing: Federaalka
Beesha Caalamka ayaa War kasoo saartay xaaladda kacsan ee siyaasadda Soomaaliya, kadib isku day afgembi uu Ra’iisal wasaaraha ku eedeeyay…
Siyaasiyiin kaasoo jeeda Beesha H/Gidir ayaa taageero ahaan ugu tegay Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ku sguan xarunta Madaxtooyada,…
Bismillaahi Raxmaani Raxiim Marka hore waxaan salaamayaa Shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan.
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhaqaaqay inuu la wareegay taliska ciidamada dowladda, isla markaana ay ka amar qaadan…
Ra’iisal wasaarihii hore, ahna Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa ka digay inuu madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Madaxweynihii hore Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku tilmaamy madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu halis ku yahay dowladnimada iyo…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay afgembiga uu isku dayey madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku baaqay in la taageero Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble, la iskana celiyo Farmaajo, sida…
Ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tegay xafiiska Ra’iisal wasaaaha si ay u fuliyaan amar…
Dowladda Mareykanka ayaa taageertay shirka wadatashiga Qaran ee ka dhacaya magaalada Muqdisho, kaasoo uu hoggaaminayo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.
Midowga Musharixiinta oo shir degdega ka yeeshay xaaladda dalka iyo arrimaha Doorashada, kadib tallaabadii uu qaaday Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee…
Xukuumadda Federaalka ayaa amar ku soo rogtay Taliyaha Ciidamada Badda oo dhowaan eedeyn dhul boob ah warbaahinta uga jeediyey Ra’iisal…
Waxaa la joogaa xilligii si wadajir ah looga hor-imaan lahaa shaqsiyaadka caqabadda ku ah nabadda iyo dowlad-dhiska Soomaaliya
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa shaaciyey in lala wareegay barihii bulshada ee Guddiga.
