Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Midowga Musharixiinta oo Waalli ku tilmaamay Go’aankii Farmaajo, Digniin Culusna u diray Mursal

    Midowga Musharixiinta oo Waalli ku tilmaamay Go’aankii Farmaajo, Digniin Culusna u diray Mursal

    December 26, 2021Updated:December 26, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Midowga Musharixiinta oo shir degdega ka yeeshay xaaladda dalka iyo arrimaha Doorashada, kadib tallaabadii uu qaaday Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Shir-Jaraa’id oo ay qabteen waxaa ka hadlay Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo shaaciyay in maanta 26 Disembar ay sanad kasoo wareegtay markii ay ahayd in la dhaariyo oo ay shaqo bilaabaan Baarlamaanka 11-aad, haddana aan la heyn Baarlamaan, soona muuqan.

    “Caqabadda Doorashada hortaagan Doorashada ilaa maantaba hortagaan waa Maxamed C/llaahi Farmaajo.. Warkii xalay kasoo baxay Farmaajo Waalli waaye, aanay ku jirin caqli iyo sharci midna, dulqaadka dadka ma aha in lo oqaato Dayuusnimo…” ayuu yiri Xasan Sheekh.

    Farmaajo ayuu ku tilmaamay in Farmaajo uu yahaya caqabadda ugu weyn ee dalka heysta, isla markaana aysan furneyn wado aan ahayn hoggaanka Ra’iisal Wasaaraha ee Doorasho dalka ka dhacda iyo in la saxo waxyaabaha ka khaldan Doorashada, dibna loo eegaa habraacyada Doorashada.

    Shirka Wadatashiga ee Rooble ku baaqay ayuu dalbaday in la ballaariyo, ayna qeyb ka noqdaan dhinacyada kale ee Soomaalida; loona baahan yahay talo Soomaaliyeed iyo wadar ogol.

    “Maxamed C/llaahi Farmaajo wuxuu na kala doorsiinayaa laba arrimood oo aan la qaadan karin… Doorasho sidii isaga uu rabo loogu dhaco oo loo boobo, uuna hubo inuu 100% madaxweyne ku noqonayo iyo inuu sii joogo oo meesha iska fadhiyo.. labadaba mid la aqbali karto ma jirto..” ayuu si kulul u yiri Xasan Sheekh oo sheegay inay Soomaaliya ka weyn tahay wax uu caqligiisa ku maamuli karo.

    Xasan Sheekh ayaa dhinaca kale si too s ah ula hadlay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal oo uu sheegay inuu halis geliyay dalkan markiii uu muddo kororsi u sameeyay Farmaajo, haddana uu uga digayo inuu tallaabno kale qaado.

    “Baarlamaan sharciyad haysta majiro Farmaajo shalay ayuu ku hoday ee mar kale yuusan ku hodinn Mursaloow, ka joog ayaan leenahay…” ayuu yiri Xasan Sheekh.

    Doorashada Farmaajo Midowga Musharixiinta Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXukuumadda Rooble oo Amar kusoo rogtay Taliyaha Ciidamada Badda iyo xaaladdii oo is-bedeshay
    Next Article Madaxweynihii ugu horeeyay ee Maamul Goboleed oo la saftay Farmaajo, kana hor yimid Rooble

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo