Browsing: Federaalka
Madaxda Maamul Goboleed ee Galmudug, Hirshabeelle iyo K/galbeed taageersan caawa xarunta Madaxtooyada shir gaara kula leh Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka 10-aad ee waqtigiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arkin oo ku cusub taariikhda…
Taliyaha ciidamada dhulka ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa tegay xerada ciidamada gaarka ah ee Milateriga Soomaaliya, loona yaqaan ‘Gogor’, isagoo…
Golaha Midowga musharaxiinta Soomaaliya ayaa shaaciyey inuu fashilmay qorshe muddo kordhin ah oo uu waxay madaxweynaha xilku ka dhammaaday ee…
Guddoomiyaha Baarlamaanka muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Mursal Sheekh ayaa u sheegay xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka 10-aad inuu fashilmay heshiiskii Doorashada…
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ka hor istaagay Guddoonka Baarlamaanka inuu furmo fadhigii shakiga badan maanta dhaliyey ee la…
Xildhibaannada Mucaaradka ee ka qeyb galaya kulanka Baarlamaanka waqtigiisu dhammaaday ayaa fadhiga la tegay qorshe ay ku doonayaan inay uga…
Waxaa goor dhoweyd Hotel ku yaalla xarunta Xalane ka furmay shirkii labaad ee madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ka yeelanayaan is-mari…
Dowladda Ingiriiska ayaa si weyn uga hor timid doorasho aan la isku raacsaneyn iyo muddo kordhin ay ku dhaqaaqaan Hay’adaha…
Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa kulan isugu yeeray xildhibaannada, kaasoo Berri dhacaya kadib muddo dheer oo aanu wax…
Waxaa xalay hotel ku yaalla xarunta Xalane ka furmay shirkii ugu horeeyay ee at isugu yimaadeen madaxweynayaasha shanta Maamul Goboleed…
XOG: Shirkii Maamul Goboleedyada oo ka furmay Xalane iyo Qoorqoor oo diiday Qorshe Farmaajo ka yimid
Waxaa goor dhoweyd Hotel ku yaala Xalane ka furmay shirkii Madaxda maamul Goboleedyada oo lagu waday inuu galabta furmo, kadib…
Wasiirkii hore ee Amniga C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) iyo xubnihii Wafdiga dowladda ee uu ka mid ahaa Agaasimaha NISA Fahad…
Kutlada Xildhibaanada la baxay Badbaado Qaran ee labada Aqal Barlamaanka Federaalka ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray kulan ay maanta ku yeesheen…
Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wasiir ka mida kuwa ugu dhow inay ka…
Beesha Caalamka ayaa kulan gaara isugu keeneysa Madaxda Maamul Goboleedyada Soomaaliya, kadib waanwaan ay gashay saacidihii ugu danbeeyay, waxaana lagu…
Qoraal ay faafisay warbaahinta dowlada Federaalka ayaa lagu cambaareeyay fal ayc iidamada Puntand xoog u adeegsadeen, kuna rasaaseeyeen dadweyn bannaabax…
Wasiirkii hore ee Amniga C/rashiid Xasan C/nuur (Janan) ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu tanaasulo markii uu arkay xaaladda Gobolka Gedo…
Wasiir ku xigeenka Warfaafinta C/raxmaan Yuusuf Cumar ayaa heshiiska dowladda Federaalka la gashay C/rashiid Janan ku tilmaamay mid dan u…
Wasiirkii horeee Amniga Jubbaland C/rashiid Janan ayaa lagu soo dhoweeyay magaalada Beledxaawo, kadib markii ay duleedka magaalada kulan kula yeesheen…
