Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibannada Mucaaradka oo sameeyay farsamo cusub si ay u hor istaagan kulanka Baarlamaanka

    Xildhibannada Mucaaradka oo sameeyay farsamo cusub si ay u hor istaagan kulanka Baarlamaanka

    March 27, 2021Updated:March 27, 20211 Min Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaannada Mucaaradka ee ka qeyb galaya kulanka Baarlamaanka waqtigiisu dhammaaday ayaa fadhiga la tegay qorshe ay ku doonayaan inay uga hortagaan qabsoomidda kulankaasi oo muran badan hareeyay.

    Xildhibaannada Mucaaradka oo xilli hore iska xaadiriyey xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa ayaa diiday inay saxiixaan Buugga lagu xaadiriyo xildhibaannada si kooramka fadhiga loo hubiyo, waxaana la sheegay inuusan weli kooramku gaarin Duhurnimadii, taasoo ay ugu wacan tahay inaysan is diiwaangelin xildhibaannada.

    Xildhibaanno badan oo ku sugan Kulanka ayaa ku dooday in kulanka uu yahay mid lagu doonayo in muddo kororsi loogu sameeyo Madaxweynaha waqtiga ka dhammaaday ee Maxamed C/laahi Farmaajo, taasoo xaalada kacsan ka dhalisay gudaha Baarlamaanka.

    Qorshaha ay xildhibaannada qaarkood ku diideen saxiixa Buugga xaadirinta ee Kooramka lagu hubiyo ayaa ah qorshe cusub oo ay ku doonayaan in lagu hakiyo kulanka oo ay shaki badan ka qabaan.

    Xildhibaannada qaarkood ayaa sheegay in ciidamo bistoolado ku hubeysan oo dhar-cad ah lasoo dhoobay Baarlamaanka, xaaladuna tahay mid afduub ah, wuxuuna ku eedeeyay guddoonka Baarlamaanka inuu qeyb ka yahay qalalaase gelinta dalka.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxda Shanta Maamul Goboleed oo shir uga furmay Xalane iyo arrimaha looga hadlayo oo la shaaciyey
    Next Article Fadhigii Baarlamaanka ee shakiga dhaliyey oo lagu kala dareeray iyo Xildhibaanno or istaagay guddoonka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo