Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Feysal Axmed iyo Cabdullaahi Daahir: Saaxiibo meel qura lagu wada dilay Weerarkii Nairobi [Warbixin]

    Feysal Axmed iyo Cabdullaahi Daahir: Saaxiibo meel qura lagu wada dilay Weerarkii Nairobi [Warbixin]

    January 17, 2019Updated:January 17, 20192 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    21-kii qof ee ku dhintay weerarkii Al Shababaab ay ku qaadeen dhismaha Dusit D2 ee xaafadda Westland ee magaalada Nairobi oo socday muddo 20 saacadood ah, dadkii ku dhintay waaa ka mida ahaa saaxiibbo Soomaali ah oo iyagoo qadeynaya hakaasi lagu dilay.

    Labadan saaxiib oo isla dhintay waxay kal ahaayeen Feysal Axmed iyo Cabdullaahi Daahir. Feysal wuxuu ahaa La-taliye arrimaha horumarka, da’diisu waxay ahayd 31 jir iyo saxiibkiis Cabdi Daahir oo isna 33 jir ahaa, waxayna ka wada shaqeynayeen hey’adda Adam Smith International ayaa ku qadeynayay maqaaxi ku taalla dhismaha, kahor inta uusan weerarka bilaabanin.

    Image may contain: 10 people, people smiling, people standing and outdoor

    Saaxiibbada iyo ehellada ayaa saaxiibtinnimada Axmed iyo Daahir ku tilmaamay mid aan la qiyaasi karin. Cabdullaahi Keynaan oo ah seeddiga Feysal ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay in labadooda ay ahaayeen saaxiibbo aad isugu dhowaa.

    ”Aad ayay isugu dhowaayeen, dadkuna waxayba lahaayeen way isla dhiman doonaan”. Feysal iyo Cabdullaahi ayaa sidoo kale kasoo wada shaqeeyay hay’adda Somalia Stability Fund, taas oo ka shaqeysa nabadeynta Soomaaliya.

    .

    Maxamed Cabdilatiif oo ay saaxiibbo ahaayeen Feysal ayaa sidoo kale sheegay inuu ahaa qof aad u kaftan badan oo farxaan ah, qof walba oo ay is garanayeenna uu aad u jeclaa, waxaana uu dhintay iyadoo xaaskiisa ay leedahay uur 7 bilood ah.

    Cabdullaahi ayaa isna bartiisa Linkedin oo ah meel dadku ay ku keydiyaan maclumaadka shakhsiga ku qoray in uu jecel yahay inuu dadka la wadaago sheekooyinka dadka nugul, gaar ahaan dadka ay dhibaatadu ka soo gaartay colaadaha, mar walabana uu jeclaa inuu dunida ku baraarujiyo saameynta colaadaha.

    Alshabab Cabdullaahi Daahir. Feysal Axmed Kenya Nairobi
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Farmaajo: “Waxaan telefoon kula hadlay Uhuru Kenyatta, Somalia waxay garab taagan tahay Kenya..”
    Next Article KASHIFAAD: Sidee Dowladda Madaxweyne Farmaajo u laaluushtaa Warbaahinta Xorta ah [Dhageyso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo