Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu hore u sheegay oo muran dhaliyey, wuxuuna sheegay in hadalkiisa la bedelay oo uu yahay nin nabadeed.
Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Soomaali ay tahay Hilib iyo Cad qura oo wada dhashay, iskuna dhiig ah oo u baahan hoggaan wanaagsan, wuxuuna soo jeediyay in Soomaalidu is cafiso.
HOOS KA DAAWO