Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Bulshada»Finland oo noqotay dalka ugu farxadda badan [Somalia oo ka horeysa Kenya, Itoobiya, Uganda & dalal badan -AKHRISO]

    Finland oo noqotay dalka ugu farxadda badan [Somalia oo ka horeysa Kenya, Itoobiya, Uganda & dalal badan -AKHRISO]

    March 16, 20182 Mins Read Bulshada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dalka Finland ayaa noqday halka ugu farxadda badan adduunka ee dad ku noolaadaan, sida lagu sheegay warbixin sannadle ah oo ay daabacday Qaramada Midoobay.

    Waxay kaalintan sanadkii hore ku jiray oo lagala wareegtay dalka Norway oo kaalinta oo hadda u soo dhacay kaalinta labaad. Warbixinta farxadda adduunka waxaa lagu jaan gooyaa sida dadka faraxsan ay dareemayaan iyo sababta ay u faraxsan yihiin.

    Dalal ku yaala Waqooyiga Yurub ayaa shanta kaalmood ee hore si joogto ah u gala, halka dalalka ay colaaduhu ka jiraan iyo kuwa Saxaraha Afrika ka hooseeya ay shanta ugu hoosaysa ka noqdaan sanad kasta marka laga reebo Soomaaliya oo dalal badan uga horeysa farxadda, inkastoo ay xaalad amni darro oo weyni ka jirto.

    Burundi ayaa noqotay dalka ugu farxadda yar adduunka isaga oo kaalintaas kala wareegay Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika. Burundi oo ciidamo ka joogaan Soomaaliya  ayaa qalalaaso gashay markii madaxweyne Pierre Nkurunziza uu markii saddexaad isa soo sharaxay sannadkii 2015kii, arrintaas oo dhalisay dibad baxyo ay dhigeen taageerayaasha mucaaradka oo arrintaas sharci darro ku tilmaamay.

    Dalka Soomaaliya ayaa kaalinta 98 galay, wuxuuna ka horeeyaa dhinaca farxadda dalal badan oo ay ka mid yihiin Kenya oo gashay 124, Itoobiyana oo gashay kaalinta 127 iyo Uganda oo gashay kaalinta 135.

    Jasiiradda Mauritius ee Badweynta India ayaa weli ah dalla ugu farxadda badan ee Afrika iyadoo gashay kaalinta 55aad.

    The world’s happiest – and least happy – countries
    Dalalka ugu farxadda badan Dalalka ugu farxadda yar
    1. Finland 147. Malawi
    2. Norway 148. Haiti
    3. Denmark 149. Liberia
    4. Iceland 150. Syria
    5. Switzerland 151. Rwanda
    6. Netherlands 152. Yemen
    7. Canada 153. Tanzania
    8. New Zealand 154. South Sudan
    9. Sweden 155. Central African Republic
    10. Australia 156. Burundi

     

    Warbixinta farxadda sannadkan ee Qarammada Midoobay waxaa sidoo kale lagu xusay farxadda dadka dalalkooda ka tagay. Muhaajiriinta dalka Finland ku nool ayaa ah kuwa ugu farxadda badan.

     

    Dalka ugu farxadda badan Finland Happiest Coutry Somalia
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWararkii ugu danbeeyay Mooshinnada iska horjeeda ee Jawaari & Kheyre [Laba isbaheysi oo ka sameysmay Barlamanka]
    Next Article AKHRISO: Sidee Jawaari & Mahad Cawad u shirqooleen C/weli Muudey..? [Dood kulul oo dhex martay Jawaari & Muudey]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo