Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Gaadiidleyda Dadweynaha oo maalintii labaad bannaanbaxyo ka wada Muqdisho & Cabsi laga qabo kacdoon…

    Gaadiidleyda Dadweynaha oo maalintii labaad bannaanbaxyo ka wada Muqdisho & Cabsi laga qabo kacdoon…

    October 27, 2019Updated:October 27, 20192 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa maalintii labaad Magaalada Muqdisho ka socda banaanbax ay dhigayaan Darawallada Gaadiidka Dadweynaha ee BL-ka oo xiray Wadooyinka ka mida caasimadda, iyagoo ka cabanaya wadooyinka ay maraan oo yar iyo lacag badan oo canshuur ahaan looga qaado.

    Isgoyska mashquulka badan ee KM4 ayaa ka mida goobaha ay xireen darawallada careysan oo ku doodaya in dowladda ay kaliya canshuur ka qaadato oo aysan jirin wado ay mari karaan, ayna isku keeni karin inay bixiyaan canshuur iyo inay maraan wado dhinac waliba ka xiran oo aad u kooban.

    Gaadiidleyda ayaa ka careysan in dowladda ay Mooto Bajaajka u ogolaatay inay maraan wadooyinka oo dhan, halka Gaadiidkooda caasiga loo yaqaan e HOMEY ay ku kala go’doonsan tahay qeybaha loo kala gooyey magaalada oo aysan dhinac waliba dhaafi karin, sidaasina ay canshuur sii kordheysa uga qaadaneyso.

    Saameynta ay reebeen Wadooyinka xiran ee magaalada ayaa sii kordheysa, iyadoo balanqaadyadii madaxda G/Banadir ee la sheegay in lagu furayo wadooyinkaasi ay shaqeyn waayeen, waxaana laga cabsi qabaa in bannaanbaxyada Gaadiidleyda ay isku bedelaan kacdoon xoog leh.

    Bannanbaxyada noocan oo kale ah ayaa ah jidgooyo lagu xiro wadooyinka, waxaana ku biira dadweyne ka careysan wadooyinka xiran ee magaalada, iyadoo weli aysan jirin cid ku soo baxday oo ka tirsan mas’uuliyiinta Gobolka Banaadir iyo dowladda Federaalka.

    Dil ay ciidamada Booliska ku sugan baraha kala xira magaalada Mudisho kula kacaan Darawal Mooto Bajaaj ayaa Muqdisho ka dhaliyey bannaanbaxyo hareeyay magaalada iyo kacdoon ay hoggaaminayeen darawallada Mooto bajaajta, kaasoo markii dambe dowladda ku qasbay inay Mootooyinka u furto wadooyinka oo dhan.

    Bannaanbax Gaadiid Muqdisho Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGuddoomiyaha G/Banaadir oo Xaflad lagu soo dhoweynayo markii saddexaad loogu sameeyay Muqdisho [Sawirro]
    Next Article Hoggaamiyihii Daacish oo lagu dilay weerar ka dhacay Syria (Sidee u dhintay Abuubakar Al-baqdaadi..? -Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo