Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta magacaabay Guddiga Doorashooyinka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Guddiga Doorashada Aqalka sare ayaa ka kooban 9 xubnood oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug, iyadoo Galmuduug ay magaalada Cadaado ku dooraneyso 8 mudane oo aqalka Sare ka tirsan.
AKHRISO LIISKA GUDDIGA
Wadani.com

![Galmudug oo magacawday Guddiga Doorashada Xildhibaanada Aqalka sare [Akhriso Magacyada]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2015/06/Cali-Gacal-Casir.jpg)