Maamulka Galmudug ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray colaadda Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kaasoo looga hadlay heshiiskii lagu gaaray magaalada Abu Dhabi.
War-saxaafadeedka ayaa lagu soo dhoweeyay heshiiska, iyadoo lagu faahfaahiyay mowqifka maamulka Galmudug ee xaaladda ka taagan magaalada Gaalkacyo.
HOOS KA AKHRI WAR-SAXAAFADEEDKA


![Galmudug oo War Cad ka soo saartay heshiiskii Gaalkacyo ee Imaaraadka Carabta [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/11/Galmudug-pdf.jpg)