Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, July 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Galmudug oo War cad kasoo saaray Xayiraadda Puntland ku soo rogtay Gaadiidka K/Soomaaliya

    Galmudug oo War cad kasoo saaray Xayiraadda Puntland ku soo rogtay Gaadiidka K/Soomaaliya

    September 2, 20162 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Galmudug oo uu shir-gudoominayey Madaxweyne ku-Xigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha, laguna gorfeeyey arrimaha amniga,

    siyaasadda iyo dhaqaalaha, islamarkaana sigaar ah diiradda loogu saarey arrimaha cakiran ee kataagan magaalada Gaalkacyo, ayaa Xukuumaddu waxa ay kasoosaartey:

    1. Sidii aan horey u sheegnayba waxaan aamin sanahey in isku-socodka shacabka iyo madax-banaanida ganacsigu ay laf-dhabar u yihiin nolosha shacabka soomaaliyeed, gaarahaan shacabka Galmudug iyoPuntland.

    2. Mar labaad waxaan kadigeynaa in xanibaad iyo kala qoqob kasta oo lagu sameeyo iskusocodka shacabka walaalaha ah iyo madax banaanida ganacsigooda uu horseedi karo burbur dhaqaale iyo amni darro baahda.

    3. Waxaan tuhun sannahay in go’aamadaas ay yihiin kuwo dad yar oo kujira xukuumadda Puntland ay dano qarsoon oo gaar ah ka leeyihiin, ayagoo mar marsiiyo kadhiganaya arrimo amni, isla markaana aysan ka turjumeynin danta rabitaanka iyo maslaxadda shacabka iyo ganacsatada Puntland.

    4. Waxaan ka xunnahey qasaaraha ka dhashey go’aamada aan lagafiirsan ee ay gaadhey Puntland kuwaas oo keenay in 48 saacadood la xanibo gawaari sida xoolo nool, qudaar, raashin iyo badeecooyin kale, sababeyna in xoolihii baqtiyaan, qudaartiibaaba’do, ayna ka dhasheen burbur dhaqaale oo xoogleh, kuwaas oo kazoo horjeeda qaanuunka ganacsiga, horumarka, soomaali nimada iyo garashada wanaagsan ee biniaadamka.

    5. Waxaan kuwar gelineynaa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bulshada Caalamka in ay si dhow u la socdaan ilgaar ahna ku hayaan ficilada ay Puntland sameyneyso oo ah kuwo xadgudub ku ah heshiis kii ay Galmudug iyo Puntland gaareen 2dii bishii December 2015 ayna goob joog ka ahaayeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bulshada Caalamka. Jamhuuriyadda Faderaalka Soomaaliya

    6. Waxaan ka xunnahay dhibaatada ku dhacday ganacsatada iyo shacabka soomaaliyeed waxaanna muujineynaa walwalka aan ka qabno arrinkaas, wixii cawaaqib-xumo dhaqaale, amni, iyo bulsho ah ee ka dhasha go’aamadaasna ay Puntland dusha-uridandoonto.

    7. Waxaan u soojeedineynaa Maamulka Puntland in ay kawaan toobaan falalka xambaarsan daandaansiga iyo colaad-abuurka ee ay ku kacayaan, ayagoo mar marsiiyo ka dhiganaya arrimo amni.

    8. Waxaan soo dhoweyneynaa kuna dadaaleynaa waxkasta oo soomaalinimada, midnimada umadda Soomaaliyeed, walaal tinimada, iyo deris nimada xoojinaya.

    Gaalkacyo Galmudug Wasiirada Galmudug
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWho is this Islamic State’s Abdulqadir Mumin in Somalia?
    Next Article Madaxweynaha Soomaaliya oo War cusub kasoo saaray Doorashada Soomaaliya 2016

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo