Maamulka Galmudug ayaa warsaxaafadeed uu ka soo saaray socdaalka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ee magaalada Dhuusmareeb ku tilmaamay guddoomiye Jawaari inuu yahay qas-wade siyaasadeed oo ka mas’uul ah wixii ku yimaada xasiloonida Galmudug.
War Saxaafadeed Cadaado,
7da Janaayo 2016
Booqashada Afhayeenka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Jawaari uu maanta ku tegay magaalada Dhusamareb waa mid looga gol leeyahey in lagu carqaladeeyo nabadda iyo xasiloonida ka jirta deegaanada Dowlad Goboleedka Galmudug. Waan cambaareynaynaa mana ahan mid u adeegaysa danaha umadda Soomaaliyeed iyo gaar ahaan shacabka Galmudug.
HOOS KA AKHRISO WARSAXAAFADEEDKA OO DHAN