Madaxtooyada Galmudug ayaa war-murtiyeed ka soo saartay dagaalka saaka dib uga qarxay magaalada Gaalkacyo.
Galmudug ayaa ku eedeysay maamulka Puntland inuu weerar ku soo qaaday dhinaca maamulkooda ka joogo magaalada Gaalkacyo, ayna caadeysteen mar waliba oo heshiis la gaaro inay weerar soo qaado Puntland.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA GALMUDUG