Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa Dacwad ka dhan ah Wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya u gudbiyay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka.
Qoralka ganacsatada ayaa Ganacsatada ku doodeen inaysan diidaneyn canshuur bixin, basle Canshuur kordhin xad-dhaaf ah oo si naxariis darro ah loogu kordhiyey Ganacsatada Gobolka Banaadir.
Waxay beeniyeen kordhinta canshuurta inay ka badan tahay 30%, ayan been tahay warka ka soo yeeray Wasaaradda Maaliyadda ee ah 5% uu yahay mid aan waxba ka jirin.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA



![Ganacsatada G/Banadir oo Dacwad u Qortay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka [Akhriso Qoraalka]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/02/GANACSATO.jpg)