Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo dib maanta looga celiyay Diyaaradihii imaan lahaa [SABAB?]

    Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo dib maanta looga celiyay Diyaaradihii imaan lahaa [SABAB?]

    April 1, 2016Updated:April 1, 20161 Min Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Diyaarad ay u kireysneyd Q/Midoobay oo lagu qabtay Garoonka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo Garoonka Diyaaradaha magaalada Muqdisho ee Aden Cadde International Airport ayaa sheegaya in maanta garoonka laga celiyay diyaaradihii imaan lahaa kadib markii diyaarad nooca qaadka keena ah ay cilad ku qabsatay dhabbaha diyaaradaha ku duulaan.

    Arrintan ayaa ka dhacday garoonka Muqdisho oo leh hal run-way ama hal dhabbe oo diyaaradugu ha haadaan, kuna soo degaan, waxaana maalin kasta Muqdisho qaad keena  3-5 diyaaradood oo ka yimaad dalka Kenya. Diyaaradda Qaadka keentay ee ciladu qabsatay ayaa markii danbe laga wareejiyay dhabbaha garoonka.

    Diyaarado dhowr ah oo saaka imaan lahaa garoonka Muqdisho ayaa hawada laga celiyay oo dib ugu laabtay qaarkood Garoonka Wajeer ee magaalada Nairobi, iyadoo rakaabkii saarnaa ay soo wajahday cabsi iyo khalkhal ka timid in dib loo celiyo diyaaradda.

    Jaha-wareerka intaas la eg iyo halista la geliyay diyaaradaha imaan lahaa Garoonka Muqdisho oo qaarkood shidaal ku filan aan u heysan inay dib ugu laabtaan garoon weyn, waxaa sabab u ahaa Sunta cagaaran ee QAADKA oo nasiib darro garoonka Muqdisho laga soo dejiyo.

    Shaki la;aan waxay arrintan weji gabax ku noqon doontaa maamulka Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo dowladda Federaalka Soomaaliya oo horeba dhibaato uga soo gaartay qarxintii diyaaradii Daallo ee 2-dii Bishii Febraayo 2016 ka dhacday Garoonka.

    Wadani.com

    Diyaaro laga celiyay garoonka Muqdisho Garoonka Muqdisho Qaad dib u celiyay diyaarado
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaanno ku shiray Nairobi oo digniin u diray Madaxweynaha Soomaaliya
    Next Article GEN. BASHIIR GOOBE: Mas’uul u qalma xilka [Daawo wacdaraha Xabsiga Dhexe]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo