Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»DAAWO VIDEO & SAWIRRO: Garoonka Hamad ee Doxa oo ka mid noqday kuwa ugu fiican Garoomada Caalamka

    DAAWO VIDEO & SAWIRRO: Garoonka Hamad ee Doxa oo ka mid noqday kuwa ugu fiican Garoomada Caalamka

    March 18, 2016Updated:March 18, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    XULASHADA JIMCAHA: Garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Xamad kuna yaala magaalada Doxa ee dalka Qatar (Hamad International Airport) ayaa markii ugu horeysay soo galay 10 garoon diyaaradeed ee ugu wanaagsan Caalamka oo dhan, waana markii ugu horeysay ee garoon ku yaala Bariga dhexe uu gaaro heerkaasi.

    Garoonka Xamad oo hore u ahaa kan ugu wanaagsan Bariga Dhexe oo sanadkii labaad uu heerkaas taagan yahay, wuxuu hadda galay kaalinta 10-aad ee garoomada caalamka oo dhan, waxaana sidaa ku dhawaaqay shirkadda Skytrax oo dadka safra ka ururisa u codeynta garoomada caalamka, waxaana lagu soo bandhigay magaalada Cologne ee dalka Jarmalka, waxayna dadka safra u doorteen inuu yahay garoonka ugu fiican adeegyada loo sameeyo dadka safraya.

    Garoonka Hamad International Airport waxaa la furay sanadkii 2014, wuxuuna isla sanadkaasi galay, kaalinta 75-aad sanadkii xigayna wuxuu yimid kaalinta 22-aad, iyadoo haddana uu soo gaaray kaalinta 10-aad.


     

    Liiska toban garoon diyaaradeed ee caalamka ugu wanaagsan waxay kala yihiin:

    1. Singapore Changi Airport

    2. Incheon International Airport (South Korea)

    3. Munich Airport (Germany)

    4. Tokyo International Airport Haneda

    5. Hong Kong International Airport

    6. Chubu Centrair International Airport (Nagoya, Japan)

    7. Zurich Airport (Switzerland)

    8. London Heathrow Airport

    9. Kansai International Airport (Osaka, Japan)

    10. Hamad International Airport (Doha, Qatar)

    Saddexda Garoon ee ugu horeeya caalamka ka daawo hoos:

    Singapore Changi Airport has retained the SkyTrax World's Best Airport title for the fourth consecutive year. Passenger facilities include <a href="http://edition.cnn.com/2016/02/02/aviation/airport-movie-cinemas-portland-pdx/index.html">two 24-hour movie theaters</a> screening the latest blockbusters for free, a rooftop swimming pool and a butterfly garden.
    1. Changi Airport- Singapore

    South Korea's Incheon Airport has been runner-up since 2013.

    2. Incheon International -South Korea’s 

    Germany's Munich Airport has retained its position as the world's No. 3 airport from previous years.

    3. Munich Airport- Germany

    HADDABA GAROONKA HAMAD INTERNATIONAL AIRPORT HADDII AAN EEGNO, wuxuu heerkan ku gaaray isagoo 3 sano jira, waa sida loo dhisay iyadoo dhismihiisa ay fuliyeen 50,000 shaqaale oo calaamka oo dhan laga keenay, waxaana lagu tilmaamay mashruucii ugu weynaa ee Bariga dhexe laga fuliyo.

    Garoonka Xamad wuxuu dhul ahaan ku fadhiyaa 28 KM oo isku wareeg ah, wuxuu leeyahay laba dhabe oo diyaaraduhu ku cararaan oo kala fog 2M fogaan ah, taasoo u suuragelineysa inay  hal mar wada shaqeeyaan. wuxuuna sanadkii awood u leeyahay inuu qaado 50 milyan ruux oo ku safri karta, waxayna taasi dalka Qatar siineysaa awood uu ku marti geliyo Koobka Kubadda Cagta Adduunka sanadka 2020 dalkaasi loo asteeyay in lagu qabto.

    DAAWO VIDEO QAABKA LOO DHISAY GAROONKA

    https://youtu.be/W9d27HZ4ovE

    DAAWO GUDAHA GAROONKA IYO ADEEGYADIISA

    DAAWO SAWIRRADA HAMAD INTERNATIONAL AIRPORT

    hamad01

    Hamad International Airport, Doha, Qatar
    Hamad International Airport, Doha, Qatar

    hamad04

    hamad05

    GOOBJOOGE.COM

    Best airport in Middle east Best airports in the world Doha Hamad International Airport Qatar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/weli Gaas oo degdeg u tegay Adis ababa & taageero milateri oo uu ka codsaday Itoobiya
    Next Article Wararkii ugu danbeeyay Dagaalka Puntland & Alshabab ee degaanada Gobolka Nugaal

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo