Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Garoonka Indhoolayaasha [W/Q: Yaxye Sh. Camir]

    Garoonka Indhoolayaasha [W/Q: Yaxye Sh. Camir]

    April 2, 20162 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Garoonka weyn ee kubadda cagta ee (ISKA JOOG STADIUM) oo ku yaala magaalada Al-Qaxar xaafadda ABUU TACBAAN, waxaa ka jiray galabta ciyaar kubadda cagta ah oo ay iskaga hor imaanayaan shanta koox ee horyaalka iskugu soo hartay, oo isku mar garoonkan ku wada ciyaari doona, ciyaartu waxey leedahay sharciyo u gaar ah.

    Dadka u soo daawasho tegaya waa In ay dhammaantood indhoolayaal yihiin, garoonka waxaa ku xiran cod baahiye weyn (Meykarafoon) oo dhageystayaasha garoonka soo galay lagula socodsiiyo hadba meesha ay ciyaartu mareyso, garoonku ma laha shabaqa goolasha, ee waa inaad kubadda ka bixiso bartamaha oo ay u gudubto meel ka mid ah halka ay fadhiyaan dadka soo galay ee dhageeysta yaasha ah (tareebuunka), kubaduna ku dul dhacda mid ka mid ah ka qeybgalayaasha ciyaarta.
    Lama xisaabiyo goolashaas la dhaliyo, lamana tixgeliyo dhaliyaha, difaacaha iyo hujuumka, ciyaartooydu ma laha Unifoom, waxeyse leeyihiln hal lambar oo ah 1, ma jiraan calaamado jaalle ama gaduud ah.

    ciyaartooyga qaldama lama canaanto, kan asluubta wanaagsanna lama amaani karo, ma jiro mushaar ama abaal marin gaar ah, waxaa kallya ee la bixiyo waa iska tag haddii aad daasho, laakin waxaa jira koob aan la aqoon waxa uu ka sameeysan yahay oo la siiyo ciyaartooyda oo dhan inta aan ciyaartu bilaaban bacdamaa aan la aqoon cidda ku guuleeysan doonta , bacdamaa ayna laheyn dhamaad oo ciyaartooy kastaa markuu daalo uu isaga tago, markuu doonana uu dib u soo noqdo. …Hadaad indhaleedahay ha ku lug go’in laguuma ogola in aad gasho…. Haddaba isweydiintu waxey tahay ciyaartaa ma wada fahamnay, magaalada iyo Garoonka ?.
    Qore : Yahya Amir.

    Garoonka Indhoolayaasha Prof. Yaxye Sheekh Caamir
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Khilaaf ka taagan degmo cusub oo lagu kordhinayo Gobolka Banaadir & caasimadda Muqdisho
    Next Article Top Al-Shabaab commander killed in major SNA and AMISOM offensive

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo