Garyaqaanka Guud ee Maamulka Puntland Maxamed Yuusuf Maxamuud ayaa la saftay madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) khilaafka kala dhaxeya ku xigeenkiisa.
Qoraal uu soo saaray ayuu garyaqaanku ku caddeeyay in madaxweyne ku xigeenka Puntland uusan awood sharci u lahayn magacaabista guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta Golaha Wakiilada Puntland, isagoo sheegay in madaxweynahamaamulkaasi C/weli Gaas uu xaq u leeyahay magacaabidda Guddiga xallinta khilaafaadka ,isagoo la tashanaya ku xigeenkiisa.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA


![Garyaqaanka Guud ee Maamulka Puntland oo la saftay Madaxweyne C/weli Gaas [War-saxaafadeed]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/01/punt001.jpg)