Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»GEN. Gaafow: “Qofkii aan Kaarka dhalashada qaadan kama dhoofi karo dalka…”

    GEN. Gaafow: “Qofkii aan Kaarka dhalashada qaadan kama dhoofi karo dalka…”

    August 9, 2016Updated:August 9, 20162 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Janeral Cabdulaahi Gaafow Maxamud Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaliyed Bashiir Maxamed Jaamac, Gudoomiyaha Gobalka Banaadir

    ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale Madaale iyo Taliyaha qeybta guud ee Ciidanka Booliska ee Gobalka Banaadir Bishaar Abshir Geeddi ayaa Maanta Shir wadajir ah ku yeeshay Xarunta Dowlada hoose ee Xamar.

    Shirkaasi kadib ayaa waxay qabteen Shir jaraa’id oo ay ugu hadlaayen qaadashada kaarka aqoonsiga ee Dowlada Hoose (Teesaro Minishiibiyo), iyadoo ugu horrayntii ka hadlay Taliyaha Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaliya Janeral Cabdulaahi Gaafow Maxamud ayaa warbaahinta u akhriyay amarka ka soo baxay hey’adaha ammaanka Dowlada iyo maamulka Gobalka Banaadir.

    Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in Hey’adaha ammaanka ay talaaba ka qaadi doonan , Muwaadinkii aan qaadanin kaarka dhalashada Dowlada hoose ee Xamar, islamarkaana uusan ka dhoofi Karin Garoomada Diyaaradaha ee Dalka uuna wayn doono adeegyo badan oo lagamamaarmaan u ah.

    Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale Madaale ayaa isna sheegay in Dowlada hoose ee Xamar ay bulshada Soomaliyeed u fududeyn doonto qaadashada kaarka aqoonsiga, isagoo yiri “Bulshada qaadaneysa kaarka dhalashada Dowlada hoose ee Xamar waxaan u fududeyn doonaa in ay si sahlan u qaatan kaarkaasi, waxaan ballaarin doonaa goobaha laga baxsho kaarka aqoonsiga waana waajib in Muwaadin kasta uu kaarka aqoonsiga qaato”.

    AKHRI: Dadka Muqdisho ku nool oo lagu soo rogay inay qaataan Kaarar Aqoonsi oo qasab ah

    SONNA

    Gobolka Banaadir Kaar cusub kaarka Aqoonsiga
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasaaradda Arrimaha dibadda oo war-saxaafadeed ka soo saaray Safiirka cusub ee Mareykanka
    Next Article DHAGEYSO: War-murtiyeedka Shirkii Muqdisho ee ka soo baxay Madasha Qaran [ Afhayeenka Madaxtooyada]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo