Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 25
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Go’aano kasoo baxay Shirkii Beesha Murusade iyo Qodobka ugu weyn oo noqday…

    Go’aano kasoo baxay Shirkii Beesha Murusade iyo Qodobka ugu weyn oo noqday…

    March 9, 2023Updated:March 9, 20232 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirweyne wada-tashi ah oo Beesha Murusade uga socday magaalada Muqdisho intii u dhexeysay 6-9-ka Maarso 2023 ayaa laga soo saaray War-murtiyeed ku saabsan xaaladda dalka iyo dalab ay jeedisay beesha.
    Go’aanada laga soo shirka Beeshan ayaa waxaa ugu weyn taageerada dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dalab ah in xilka ugu sareeya Maamulka Gobolka Banaadir la kala qaado oo qeyb ka mida la siiyo beeshan.

    Hoos ka akhriso Go’aannada Shirweynaha Wada-tashiga Beesha Murusade:

    1. Shirweynaha Beesha Murusade wuxuu si weyn u bogaadinayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha JFS, Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaaraha JFS Mudane Xamse Cabdi Barre iyo Golahiisa Wasiirrada dadaallada istiraatiijiga ah ay ku bixinayaan la-dagaalanka iyo ciribtirka argagixisada manaxayaasha ah ee dadka iyo dalka Soomaaliyeen muddo 15 sanadood ah dhibaatooyin aan lasoo koobi karin ku hayay.
    2. Hoggaanka Dhaqanka Beesha Murusade ee uu ugu horeeyo Ugaas Cabdullaahi Ugaas Xaashi Ugaas Faracadde, culimada, ganacsatada, haweenka, dhallinyarada waxgaradka iyo siyaasiyiinta waxay si mug leh u taageerayaan Ciidamaka Qalabka-sida iyo ciidamada dib-u-xoraynta ee kasoo jeeda degaanada ay argagixisado ka talinaysay muddo fog.
    3. Shirweynaha Beesha Murusade wuxuu isla qaadatay in si nabdoon oo shuruud la’aan ah beeshu dowrkeeda uga qaadato geedi-socodka dowlad dhiska Soomaaliya.
    4. Shirweynaha Beesha Murusade wuxuu go’aamiyay in si dhow beelaha Soomaaliyeed uga wada sheeqeeyaan ciribtirka Khawaarijta iyo ilaalinta hannaanka awood qeybsiga hay’adaha dowladda.
    5. Shirweynuhu wuxuu go’aamiyay in si degdeg ah Khawaarijta looga xoreeyo degaanadda ay beeshu ka degto Galmudug.
    6. Shirweynuhu wuxuu bogaadinayaa xiriirka soo jireenka ah ee Beesha Murusade kala dhexeeeya beelaha ay wada degaan iyo kuwa kale ee Soomaaliyeed.
    7. Shirweynahu wuxuu si gaar ah u bogaadinyaa xiriirka soo jireenka ah ee kala dhexeeya Beesha Digil iyo Mirifle ee Koonfur Galbeed, wuxuuna go’aamiyay in si degdeg ah gogol loo dhigo ay labada beelood uga wada hadlaan xoojinta xiriirkooda.
    8. Shirweynahu wuxuu garowsaday tabashada Beelaha Digil iyo Mirifle ay u jeediyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya.
    9. Shirweynuhu wuxuu Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbanayaa in xilka Duqa Magaalada Muqdisho iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir la kala qaado inta Maqaamka Caasimadda go’aan looga gaarayo dib-u-eegista dastuurka ayna beeshu xaq u leedahay mid kamida.
    10. Shirweynuhu wuxuu go’aamiyay in la sameeyo guddi toban iyo seddax qofood ah oo ka sheeqeeya horumarrinta arrimaha beesha iyo adkaynta wadajirka Beesha Murusade.
    11. Shirweyaha Beesha Murursade wuxuu go’aamiyay in Shirweynaha Wada-tashiga Beesha Murusade la qabto sanad kasta mar bisha Maarso si ay uga tashato arrimaheeda masiiriga ah oo ay garab socdaan shirar qiimeyn ah oo dhaca seddedi biloodba mar
    Go'aanada Beesha Murusade Muqdisho Murusade Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShirkad Imaaraad ah oo Duulimaadkeedii ugu horeeyay ka bilowday magaalada Muqdisho
    Next Article Ciidamada Itoobiya ee ka qeyb gelaya Wejiga labaad Dagaalka Alshabaab oo Dalka soo galay

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo