Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Go’aano laga gaaray Shuruudaha Rukhsadaha Shirkadaha Isgaarsiinta (Akhriso)

    Go’aano laga gaaray Shuruudaha Rukhsadaha Shirkadaha Isgaarsiinta (Akhriso)

    June 15, 20203 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada ayaa soo qabanqaabisay kulan looga hadlayay arrimaha shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta ka dib markii 7dii Abriil 2020 ay shirkadaha AMTEL, HORMUUD, SOMTEL& GOLIS,oo wada jira ugu soo gudbiyeen Wasaaradda, cabasho ku saabsan shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta ee uu ku soo rogay Maamulka Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka.

    Kulankan oo ay ka soo qeybgaleen shirkadaha cabashada qabay, Maamulka Hay’adda, Guddiga Hay’adda, Xafiiska Garyaqaanka Guud iyo Wasaaradda Boostada oo gogosha dhigtay ayaa waxaa looga doodayay qodobada ay ku kala aragti duwan yihiin shirkadaha, Maamulka Hay’adda Isgaarsiinta iyo Guddoonka Hay’adda Isgaarsiinta, iyada oo dooddana uu gar-wadeen ka yahay Garyaqaanka Guud ee Qaranka.

    Dood ka dib, waxay dhinacyadu hoosta ka xarriiqeen :

    1. Guddiga Maamulka Hay’adda waxay ansixiyeen shuruudaha rukhsadaha 04 Febraayo 2019, iyadoo ay goobjoog ka wada yihiin. Nooca rukhsadda markaasi la ansixiyay waxay gaar u ahayd shabakadaha iyo adeegyada isgaarsiinta.
    2. Maamulka Hay’adda Isgaarsiinta wuxuu 2019-kii ka shaqeeyay Nidaamka Mideysan ee Rukhsadaha, kaasi oo ay dhammaan qeybaha isgaarsiintana ku jiraan.
    3. Hase yeeshee waxaa la isku raacay in Nidaamka Rukhsadaha Mideysanee uu Maamulka Hay’adda uu faafiyay31/05/2020, in uusan marin habkii go’aan-gaarista ee xeer-hoosaadka Hay’adda, taas oo uu maray midkii hore ee la ansxiyey Febraayo 2019, sida ay qabaan xeer-hoosaadka Hay’adda iyo Sharciga Isgaarsiinta Qaranka.
    4. In wax-ka-beddel kasta oo lagu sameeyo xeer-nidaamiye uu ansixiyey GuddigaHay’addauu u baahanyahay ogolaanshaha GuddigaHay’addasi loo ilaaliyo nidaamka isla-xisaabtanka.
    5. In qiimayaasha iyo muddada ku qoran Nidaamka Mideysan ee Rukhsadaha aan lagala tashan Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta iyo Wasaaradda Maaliyadda, sida ku xusan Qodobka 44-aad iyo45-aad ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka.

    GO’AANNO & TALO-SOOJEEDIN

    Dhinacyadii ka qeybgalay shirka waxa ay Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyadau soo jeediyeen talooyinka iyo go,aanada soo socda:

    1. In lagu dhaqmo shuruudaha rukhsadaha isgaarsiinta ee Guddiga Hay’adda (Board-ka)uu hore u ansixiyey 04/02/2019 kadib marka la dhamaytiro, inta dokomintigii beddeli lahaa laga ansixinayo.
    2. Nidaamka Mideysan ee Rukhsadaha waa nidaam ballaaran oo shaqo badan ay geliyeen maamulkaHay’adda. Hase yeeshee, waxaa loo baahan yahay in la marsiiyo hannaanka dajinta xeer-nidaamiyeyaasha Hay’adda, isla markaana lagala tashado Shirkadaha Isgaarsiinta, Wasaaradaha isgaarsiinta iyo Maaliyadda.
    3. In aan lagu dhaqmi karinin Shuruudaha cusub ee Rukhsadaha iyo Nidaamka Mideysan ee Rukhsadaha ee uu Maamulka Hay’adda soo saaray 31kii May 2020.
    4. In Jadwalka Qiimayaasha Khidmaha & Rukhsadaha markii ay ka soo dhammaato Hay’addain loo gudbiyoWasaaradda Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyadasi loogala tashtoWasaaradda Maaliyada, iyadoo tixgelin la siinayo xaaladda adeeg-bixiyahasi waafaqsan qodobka 40(2) ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka.

    Ugu dambeyntii ka-soo-qeybgalayaasha shirka waxa ay u mahadceliyeen Garyaqaanka Guud ee Qaranka oo ku daray shirka talooyin qiimo badan oo fududeeyey is-fahmka iyo iftiiminta qodobada cabashadu ka timid.

    Muqdisho, 15ka Juunyo, 2020

    Wabillaahi Towfiiq

    Ruqsadaha Isgaarsiinta Shirkadaha Isgaasiinta Top Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweynaha Jabuuti oo kulan gaara la yeeshay Farmaajo & Muuse Biixi (Guddiyo shir u furmay)
    Next Article Beesha Caalamka oo Madaxda Soomaalida ka dalbatay inay ka heshiiyaan Doorashada

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo