Golaha dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayaa War ay ka soo saareen xariga siyaasiga C/raxmaan C/Shakuur ka digay in dembi laga dhigo khilaafyada siyaasadeed ee mar walba jiri kara.
Qoraalka oo maanta soo baxay ayaa lagu soo dhoweeyay sii deynta shuruudeysan ee siyaasiga , wuxuuna iskaashiga maamul Goboleedyada sheegay inuu isagu ka danbeeyay sii deyntiisa.
Wuxuu soo jeediyay inaan ciidamada NISA iyo Milateriga loo adeegsan kiisas madani ah oo Boolisku u xil saaran yahay, lagaa fogaado in ciidamda qalabka sida ku milmaan siyaasadda.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA