Golaha wasiirada xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay magacaabista Golaha Saxaafadda Qaranka oo ka kooban 9 xubnood.
Xubnaha Golahan ee ay soo magacawday Wasaaradda Warfaafinta ayaa laga keenay mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, la-taliyeyaasha Wasaaradda, saxafiyiin hore iyo qaar cusub.
Xubanaha Guddiga oo ay Golaha Saxaafadda ayaa kal ah:
1. C/raxmaan Maxamed Aadan (Koronto)
2. Maxamed Shiil Xasan Shiil
3. Muna Cumar Xasan
4. Yuusuf Xasan Mursal
5. Axmed Maxamed Cabdi
6. Maxamed Cabdullaahi Kooshin
7. Hinda Daahir Jaamac
8. Cabdulqaadir Cusmaan Cabdisalaan
9. Fatuma Yuusuf Saciid