Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Galmudug»Golaha Wasiirada Galmudug ee Xaaf oo Cadaado ka soo saaray Go’aanno culus [Akhriso 9 Qodob]

    Golaha Wasiirada Galmudug ee Xaaf oo Cadaado ka soo saaray Go’aanno culus [Akhriso 9 Qodob]

    October 1, 20172 Mins Read Galmudug
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shir deg-deg ah oo uu shir-guddoominayay Madaxweynaha Galmudug, ayaa looga hadlay go’aankii Baarlamaanka Galmudug ay ku badbaadiyeen aayaha maamulka, kaasoo goluhu uu kusoo dhaweeyay Xil-ka-qaadstai Gudoomiyihii Baarlamaanka Galmudug iyo Madaxweyne ku-xigeenkii Galmudug.

    Sidoo kale, Goluhu waxay ka hadleen gogosha ay maamulka Jubbanland u dhigay Dowlad-goboleedyada si looga arrinsado xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka jira. Waxaana Goluhu isla garteen in wafdi heer sare ah loo diro shirkaas oo muhiimad gooni ah u leh Galmudug.

    Golaha Wasiirradu waxay kaloo ka hadleen fara-gelinta Dowladda Federaalka Somalia ay ku hayso Galmudug, waxayna u soo jeediyeen inay ka shaqeyso midnimada ummadda Soomaliyeed, isla markaana ay tix-geliso hahnaanka Federaalka ah ee dalku qaatay, taasoo madaxda Qaranka ay ka muuqato in aysan ku shaqeyneyn, iyagoo u dhaqmaya in Waddanka uu ka jiro xukun kaligii-talis ah.

    Dood dheer kaddib Golaha Wasiirrada Galmudug waxay soo saareen Qodobadan:

    1. Inay si buuxda u ayideen Go’aankii Baarlamaanka Galmudug uu 30-kii bishan kasoo saaray kulankii ka dhacay xarunta KMG ee Cadaado.
    2. Golaha Wasiirrada waxay ayidayaan go’aanka Maxkamadda sare ee Gal-mudug ee ay ka qaadatay kooxdii qalalaasha waday ayna horyimaadaan sharciga.
    3. Golaha Wasiirrada waxay ka digayaan cawaqib xumada ka dhalan karta in kooxdii laga so abaabulay Villa Somalia ay soo saaraan go’aano kale, kuwaas oo qalqalin kara amniga.
    4. Golaha Wasiiradu waxay so dhaweynayaan Gogosha Kismaayo ee dowlad-goboleedka Jubbaland u fidisay maamul-Goboleedyada dalka ka jira, si looga wada-xaajoodo Xaaladaha adag ee siyasadeed ee waddanku uu wajahayo, kuwaasoo dib u dhac ku keeni kara Qorshoyaalkii horumarineed ee la higsanayay.
    5. Dowladda Federaalka Somalia wuxuu Goluhu u soo jedinayaa inay ilaaliso hannaanka Federaalka ah ee dalka, isla markaana ay ka shaqeyso Xasillooni siyaasadeed, taasoo dalka u horseedi karta horumar iyo midnimo.
    6. Golaha Wasiirrada waxay soo dhaweynayaan Dadaalka IGAD ee wada-hadalka Ahlusunna iyo Galmudug, iyadoo laga codsanayo in la dadajiyo si midnimada iyo Wadajirka bulshada Galmudug loo gaaro.
    7. Golaha Wasiirrada waxay ugu baqayaa Dowladda dhexe iyo Saxiibbada Dowlad-goboleedyada in Galmudug lagu tageero Hanaanka sharciga iyo kala dambeynta, isla markaana ay tixgaliso Tabashada mamullada dalka ka jira.
    8. Ururka IGAD, Midowga Afrika, UNSOM iyo dhammaan Saxiibbada Beesha Caalamka waxaa laga codsanayaa inay laba-jibaraan taageeradooda Somalia iyadoo waliba dalka uu kujiro xalad adag oo abaareed.
    9. Saxaafdada madaxa-banaanka ee ka hawl-gasha Galmudug, waxaa looga digayaa sii daynta Warar kasta oo abuuri kara xiisad-siyaasadeed ama Amni-daro, isla markaana kasoo horjeeda siyasada maamulka Galmudug.
    Cadaado Galmudug Xaaf
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAKHRISO: Astaamaha Baabuur Qaraxyo sida oo Caawa laga raadinayo Magaalada Muqdisho
    Next Article Alshabab oo baahisay Magaca iyo Beesha ninkii isku miidaamiyay saldhigga Bariire [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo