Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Golaha Wasiirada xilka sii haya oo ansixiyay Miisaaniyad aanu ka warqabin Madaxweyne Farmaajo

    Golaha Wasiirada xilka sii haya oo ansixiyay Miisaaniyad aanu ka warqabin Madaxweyne Farmaajo

    February 14, 20171 Min Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka ah ee xilka sii haya ayaa  kulan aan caadi ahayn maanta uga dooday Miisaaniyadda 2017, iyo ansixinta xisaab-xirkii Miisaaniyaddii 2015.

    Kulanka waxaa shir-guddoomiyay Ra’iisal wasaare Ku-xigeenka  Maxamed Cumar Carte. Waxaana warbixin soo hordhigtay Wasaaradda Maaliyadda oo sheegtay in guddoonka Baarlamaanku ka codsaday  inay soo diyaariyaan Miisaaniyad dowladu ku shaqeyso sanadkan si looga hortago in hawlaha dawladu istaagaan.

    Miisaaniyadda hore loo ansixiyay ayaa ku eg Bisha Maarso, iyadoo miisaaniyad cusub oo sanad soconeysa la ansixiyay, laguna soo kordhiyay kharashaadka ku baxaya Aqalka sare oo aan hore uga mid ahayn.

    Golaha wasiirada xilka sii haya ayaanay caddeyn sida uu u qaadan karo go’aan heerkan gaarsiisan iyadoo la sugayo in xukuumad cusub uu dalku yeesho kadib doorashadii M
    adaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

    Wasiirka Maaliyadda ee xilka sii haya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa golaha warbixin ka siiyaay xisaab-xirkii Miisaniyaddii 2015, sidoo kalena Golahu ansixiyay Xisaab-xirka, oo loo dirayo Golaha Shacabka.

    2

    Ra’iisaul wasaare Ku-xigeenka Maxamed Cumar Carte sheegay in Guddi ka kooban dhowr wasaaradood oo kala ah: Dekadaha, Shaqada iyo Shaqaalaha, iyo Maaliyadda loo saaray xalinta cabasho ka timid shaqaale ka xoogsan jiray Dekadda Muqdisho.

    3

    Wadani.com

    2017 Gole wasiiro Miisaaniyad Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO: Hanti-dhowrka guud ee kashifay in mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ku lug leeyihiin Saldhiga Imaaraadka ee Berbera
    Next Article Madaxweynaha Masar oo ergay gaar ah u soo diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo