Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Guddiga Baarista Q/Midoobay oo Danjire Cali Amerika ku eedeeyay lunsi Hanti Qaran

    Guddiga Baarista Q/Midoobay oo Danjire Cali Amerika ku eedeeyay lunsi Hanti Qaran

    October 22, 2015Updated:November 7, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email
    america
    Safiirkiii hore ee Soomaaliya ee dalka Kenya Maxamed Cali Nuur (Amerika)

    Guiddiga cunaqabteynta hubka Soomaaliya iyo Eritrea ayaa warbixintoodii ugu danbeysay ee ay kasoo saareen Soomaaliya Bishan Octoobar oo lagu shaaciyay website-ka UN-ka (HALKAN KA AKHRISO WARBIXINTA)  waxay uga hadleen arrimo fara badan oo ay k mid yihiin:

    1. Amniga
    2. Burcad Badeedka
    3. Ddhoofinta Dhuxusha
    4. Musuqmaasuqa dalka
    5.  iyo Argagaxisada.

    Warbixinta oo ka kooban 400-bog ayaa waxay guddigu ku caabeeyeen Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya oo ay  sheegeen inuu u kala qeybsan yahay  laba garab; oo mid raacsan yahay  Dam Jadiid iyo garabka kale oo taabacsan kooxda Aala-Sheekh, mar walibana ay guushu raacdo kooxdii lacagta ugu badan bixisa.

    Kooxdan waxay markan diirada saartay safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay magaalada Nairobi Maxamed Cali Nuur (America) waxayna warbixinta ku sheegen in khalad dhinaca xisaabaadka ah uu ka dhacay  safaaradda Soomaalida ee dalka Kenya xilligii uu maamulayay Danjire Cali Ameerica, waxaana  intii u dhexeysay Janaayo 2014 – April 2015, safaaradu  soo xereysay 960,836 oo doollar oo laga qaaday 7,500 oo ah Somali baasaboorro loo sameeyay, isla waqtigaas waxaa Bangiga Dhexe ee Somalia ku dhacday 486,258 oo doollar, halka 474.578 oo doollar oo kale aan la ogeyn halka ay martay oo dusha laga saaray safiirka.

    Warbixinta guddiga ayaa lagu caddeyay  in 10-maalmood  ka hor intii uusan xafiiska wareejin Danjire Cali Ameerika uu keenay farsamo-yaqaano dhinaca kombiyuutarrada ah, kuwaasoo tirtiray dhammaan keydadkii kombiyuutarrada safaarada ku jiray, si aan tix-raac  dambe loogu sameyn.

    Wadani.com

    Cali America Fad Guddiga Q/Midoobay UN
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Xubin ka mida Guddiga Xuduudaha & Federaalka oo is casilay iyo xubin kale oo lagu bedelay
    Next Article Guddiga Q/Midoobay oo Madaxweynaha Puntland ku eedeeyay Musuqmaasuq iyo Kaluumeysi sharci darro ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo