Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Guddiga Doorashada Dadban ee Federaalka oo soo saaray Jadwalkii ugu danbeeyay (Akhriso)

    Guddiga Doorashada Dadban ee Federaalka oo soo saaray Jadwalkii ugu danbeeyay (Akhriso)

    July 16, 2021Updated:July 17, 20211 Min Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal ayaa shaaciyey Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Guddiga ayaa sheegay in si waafaqsan mas’uuliyadda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) kana saaran hirgelinta doorashooyin degdega, waqtigooda ku dhaca, xor iyo xalaal ah iyo baahida loo qabo in la bilaabaypo geeddi-socodka doorashooyinka iyada oo laga hor tegayo dib u dhac dambe.

    GHDHF wuxuu shaaciyey jadwalka ugu dambeeya ee doorashooyinka iyadoo la raacayo shaxda doorashada 29 Juun, habraacyaddii 17 Sebtember iyo 27 May lagu heshiiyay oo ay si wada jir ah u wada saxiixeen dhammaan madaxda maamullada Dowlada federaalka Soomaaliya.

    Jadwalka cusub meelaha qaarkood uga duwan kii ay soo saareen Golaha Wadatashiga Qaran, iyadoo lagu qoray 7 Oktober 2021 la dhaarinayo Xildhibaanada labada Aqal, taasoo ka dhigan doorashada Madaxweynaha ay u dhici karto bilaha November ama Disember. Jadwalkii hore ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa dhigayay in 10-ka Oktoober la dooranayo Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya.

    HOOS KA AKHRISO

    No photo description available.

    No photo description available.
    No photo description available.
    May be an image of text that says 'Qabashada Codbixinta Doorashada Codbixinta 23. 12 Sebtember October 2021 21 Soo Saarista Natiijada Doorashooyinka Diyaarinta dhammaan agabka doorashooyinka. Qabashada Doorashooyinka Codbixinta. Hubinta iyo Soosaarista Natujooyinka Doorashada Kamadambeysta ah. Cabashooyinka 24. Golaha Shacabka Sebtember 2021 6 Xallinta khilaafaadka In1 soo Natiijooyinka Doorashada ee Kamadambeysta October 22 26. Xallinta cabashooyinka Shacabka September October 21 Wakhtiga xallinta khilaafaadka dhawaaqidda natiijada kama danbaysta iyo shahaado-siint xildhibaanada doortay. Dhaarinta xildhibaanadda Golaha shacabka 16 September October δΈ€ October shacabka Ku dhawaaqidda xubnaha gollaha shacabka In1 siiyo xildhibaanada doortay shahaadada xillibaannimo 1 Golaha Shacabka Maalinta dhaarinayo gollaha shacabka Aqal 2020-202 Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF)'
    Doorasho Federaal Guddiga Doorashada Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhibaanad ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo sheegtay in Kiiska Ikraan Tahliil uu yahay ‘Afduub’
    Next Article RW Rooble oo ka hadlay Jadwalka cusub ee kasoo baxay Guddiga Doorashada Federaalka

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo