Guddiga doorashooyinka Dadban ee maamulka Puntland oo ah guddi heer Goboleed ah ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed ku saabsan sharuudaha laga rabo murashixiinta u taagan Baarlamaanka Soomaaliya gaar ahaan Aqalka hoose.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Wadani.com

![Guddiga Doorashada ee Puntland oo soo saaray shuruudaha musharixiinta Baarlamaanka [Akhriso]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/10/Guddiga-Puntland.jpg)