Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Guddiga Doorashada Federaalka oo soo saaray Habraacii Doorashada Golaha Shacabka (Akhriso Shuruudaha)

    Guddiga Doorashada Federaalka oo soo saaray Habraacii Doorashada Golaha Shacabka (Akhriso Shuruudaha)

    August 17, 2021Updated:August 17, 20213 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray goor dhoweyd Habraaca Doorashada xildhibaanada Golaha Shacabka, xilli la filayey inay ka wadahadlaan oo ay soo saraan Golaha Wadatashiga Qaran ee la filayo inuu Muqdisho shir uga furmo.

    Habraacan ayaa awoodda siinaya Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal, waxaana ku jira shuruudaha loo marayo hanaanka doorashada Golaha Shacabka ee 2020/2021.

    HOOS KA AKHRISO HABRAACA

    Iyadoo; la tixraacayo qodobka 1aad ee sharciga Doorashada 2020/21, kaasoo waafaqsan qodobada 64 (1) iyo 72 (1) ee Dastuurka KMG, ayaa Baarlaamanka Federaalka Soomaaliya dib u dhigay qabashada Doorashooyinka tooska ah ee Baarlamanka 11aad ee 2020/21 iyo dhaqangalka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ee Heer Federaal Lr.23 A 20/feb/2020. Haddaba, iyadoo labada aqal ee Baarlamaanka 11aad ee JFS lagu soo dooranayo nidaamka doorashada dadban ee waafaqsan heshiiska siyaasadeed ee 17 Sebteembar 2020, ayaa waxaa la diyaariyay habraaca doorashada 2020/21 oo saldhig looga dhigay heshiisyadii hirgalinta doorashada 2020/21 ee heer Federaal.

    Sidoo kale, habraaca doorashada 2020/2021 wuxuu asal ahaan ku saleysan yahay muddada xaddidan ee uu qeexayo Heshiiska Siyaasadeed oo ay gaareen Golaha Wadatashiga Qaran.

    Qaab-dhismeedka Guddiga Xulista Ergada

    1- Ergada Doorashada waxaa soo xulaya Guddiga Xulista Ergada oo ka kooban odaydhaqameedyo iyo wakiilo ka socda bulshada rayidka oo ka wada tirsan beesha ama jifooyinka wadaaga kursiga.

    2- Beel ama Jifo kasta ee wadaagta kursi waxaa xulista ergada ku matalaya 3 oday dhaqameed oo jifadaas ama beeshaas ah iyo labo (2) wakiil oo ka socda bulshada rayidka ee beeshaas/Jifadaas, labada wakiil ee bulshada rayidka waa in mid ka mid ah tahay haween.

    3- Xullidda eragada Somaliland waxay noqonaysaa wadaag.

    4- Ergada wax dooranaysaa waa inay matalaan dhammaan jilibyada ay ka kooban tahay jifada ama beesha kursiga iska leh.

    5- Xubin kasta oo ka mid ah Guddiga Xulitaanka Ergada (GXE) kama tirsanaan karto guddi xulis ergo kursi kale.

    6- Kursi kasta ee ka mid ah 275ta kursi wuxuu lahaanayaa guddi shan xubnood ah oo soo xula ergo (101).

    7- Xubin ka tirsan Guddiga Xulista Ergo ma noqon karo guddi xulista ergo kale ama murashax doorashada u tartama.

    8- Guddiga Xulista Ergada wuxuu u soo xulayaa ergada doorshada si wadarogol ah.
    Bulshada Rayidka waa:-

    • Guddiga Xulista Ergada kursi waliba waxaa uu yeelanayaa labo (2) xubnood oo ka
      socda bulshada rayidka ah.
    • Labada (2) xubnood ee bulshada rayidka matala waa in xubin kamid ah haween
      noqoto.
    • Bulshada Rayidka, waxay ka kala imaanayaan qaybaha kala duwan ee bulshada sida culimada, ganacsatada, macalimiinta, takhaatiirta, dadka gargaarka ka shaqeeya iyo dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ka soo jeeda beesha ama jifada kursiga iska leh.

    Habraaca oo dhan hoos ka akhriso

    Click to access Habraaca-Doorashada-Golaha-Shacabka-2021.pdf

    Doorashada Guddiga Doorashada Habraaca Doorashada Habraaca Doorashada Golaha Shacabka Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiir ka tirsan Dowladda Somaliya: “Ajnabi dal ma maamuli karo, wixii ka dhacay Afghanistan ayaa Somaliya..”
    Next Article Guddoomiyihii Degaanka Garasbaaley oo lagu Qarxiyey Gaarigiisa iyo Wararkii ugu danbeeyay Xaaladiisa..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo